Shirka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani oo Maanta Furmaya,Mudada uu Soconayo oo intii Loo Mudeeyay Ka Badan & Hirdanka Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Ku Xigeen oo Heer Kulkii Ugu Sareeyay Gaadhay
Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka oo arbaco ah si rasmi uga Furmi doona Huteel Maansoor Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Shirkaas waxa lagu dooran doonaa Labbadii musharax ee Xisbiga u matali lahaa tartanka doorasha madaxtooyada ee soo socota, jagada Musharaxa Madaxwayne waxa kaligii u taagan oo ay banaanka u taal…
