Dhibaatooyinka Ay Bulshada Hargeysa Kala Kulmaan Carruurta Ku Shaqeysa Baalashka WARBIXIN
Hargaysa 17.October 2016 (SDN/QJ):- Inta badan Dhalinyarta ku shaqeysta Baalashka ee ku nool magaalada Hargeysa, waxaa ay bulshada qaybaheeda kala duwan kala kulmaan Dhibaatooyin kala duwan, waxaana dhibaatooyinkaa ka mid ah in Dadka qaarkood ay Baalashlaha kala tagaan Lacagta uu kabaha ugu Baalasheeyay. Dhalinyarta Baalashka ku shaqeysta oo ka soo jeeda Bulshada Danyarta ah danyarta…
