Jimciyadda Hass Foundation oo ka Warbixisay Dhismaha Dugsiga Boodhinka Laascaanood
Laascaanood 18.October 2016 (SDN/QJ):- Dugsigan Hass Academy of Laascaanood, oo ku yaalla duleedka magaaladda Laascanood ayaa loogu tallo-galay in ardaydu ay ka helaan jiif iyo waxbarasho, isla markaana ka kooban afar qaybood kala gedisan. Waxaana dugsigan dhismihiisa iska kaashaday Jimciyadda Haas Foundation iyo hay’adda Care International. Hass Academy of Laascaanood, ayaa ah dugsi waxbarasho…
