A political Speech by National Party Leader Abdirahman Irro to Welcome Some Heavy Weight Politicians Who Hold Clout in the Horn Region

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-The chairman of opposition National Party also known as Wadani Dr. Abdirahman Mohammed Abdillahi (Irro) spoke to thousands of his party jubilant supporters at Ambassador Hotel in Hargeisa in a function to welcome political elites who have much clout in the political spectrum of Somaliland and the  Horn region as a…

Read More

Fadkii Guusha WADDANI oo Ka Hillaacay Koonfurta Hargeysa iyo Xaflad Fooladeyn ah oo Xisbiga WADDANI uu Maanta Ku Qaabilay Siyaasiyiinta Badhtamaha iyo Koonfurta Hargeysa oo Ku Soo Biiray+SAWIRO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Xaflad aad u bilan oo Xisbiga WADDANI ugu fooladeynaayey fadka guusha  WADDANI oo ka hillaacay Koonfurta iyo Badhtamaha Hargeysa, sida oo kale na lagu soo dhaweynaayey siyaasiyiin meeqaam sare ku leh saaxadda siyaasadda Somaliland iyo taageerayaal aad u tira badan oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI, ayaa maanta ka qabsoontay hotel…

Read More

Musharax Cali Xaaji oo ka maqan Liiska musharaxiinta aqalka sare ee Barlamanka Somalia ee Punt Land

Garowe 09. October 2016 (SDN/QJ):-ku dhawaaqey liiska musharaxiinta u taagan aqalka sare ee Barlamanka Federaalka Somalia ayaa dadka loo magacaabey iney u tartamaan xubinimada xildhibaankaan waxaa ka maqan musharax Cali Xaaji Warsame oo horey u ahaan jirey wasiirka waxbarashada xukuumada Madaxweyne Cabdiweli Maxamad Cali Gaas. Cali Xaaji Warsame oo ku dhawaaqey dhowaan inuu kamid yahay musharaxiinta u taagan…

Read More

”Waxaan taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ugu Baaqayaa inay si buuxda isu garab taagaan murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi” Madaxweyne Siilaanyo

“Waxaan ahay aasaasihii iyo odaygii guud ee Xisbiga KULMIYE. Waxaan jecelahay in Xisbigaygu ku guuleysto, tartanka doorashada iyo talada dalka mar labaad, si uu halkaa uga sii amba-qaado waxqabadka iyo horumarka aan seeska u dhigay. Sidaa darteed, waxaan dhammaan taageerayaasha Xisbiga KULMIYE, ugu baaqaya inay si buuxda isu garab taagaan, murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE…

Read More

Dhallinyaro ka Tirsan Degmada Maxamud Haybe ee Caasimada Hargaysa oo Maanta Mudaharaad ka Dhan ah Siyaasiyiin Ku Biiray Xisbiga Waddani dhigay Iyo Calanka Waddani oo la Gubay

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta ka dhacay Degmada Maxamud Haybe ee Caasimada Hargaysa Mudaharaad ay Sameeyeen Dhallinyaro ka Cadhaysan Kooxo Siyaasiyiin ah oo ku biiray Xisbiga Waddani Iyadoo Dabka la qabadsiiyey Calanka Xisbiga Waddani. https://www.youtube.com/watch?v=YJsjG7vd2kI

Read More

Falanqaynta Siyaasada Somaliland Hogaamiye Xisbi Iyo Gudoomiye Xisbi & Kala Duwanaanshahooda Iyo Sida Somaliland Isu Waafajin Karto!!!!

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Ujeeddada qoraalkani waxaa weeye inuu aragti guud inaga siiyo waxa uu yahay Hogaamiye Xisbi, Guddoomiye Xisbi iyo qaab-dhismeedka Xisbiyada Somaliland. Hordhac Inta badan dastuurada ama xeer hoosaadada xisbiyadu siyaasadu waxay dhigaan qaab ay tahay inay ku shaqeeyaan xisbiyadu, qaababkaas xisbigu yeelanayaa waa mid waafaqsan nidaamka dawladeed iyo xeerarka dalka ee…

Read More

”Midnimadii Somaliland Iyo Wada Jirkii Somaliland ayaa aad loo Wiiqay,Musuq Maasuq Baahsan ayaa Dalka Ka Jira,Waxaana Mas’uuliyadeeda qaadaya Xukuumada iyo Xisbigeeda” Cali Sanyare DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Maxamed Cali Sanyare ayaa Dhaliilo Xoogan u soo Jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Kala Qaybisay Sida uu Sheegay Wada Jirkii Ummadda Somaliland

Read More

Siyaasiyiin Miisaan Leh oo Maanta Ku Biiray Xisbiga Kulmiye,Gudoomiye Cirro oo Ku Faanay inuu Xilalkii uu Hayay uga Kacay Beelo ka Mid ah Somaliland Iyo Wacdarihii Waddani ee Maanta DAAWO

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad Balaadhan oo ay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maanta Kula Midoobayeen Siyaasiyiin,Aqoon yahan iyo qaar ka mid ah Labeenta Bulshada ayaa Maanta lagu Qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa.

Read More

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo oo Ka Hadlay Aragtidiisa La Xidhiidha Isbahaysiga Kulmiye ee Waddani Beri ku Biiraya

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Siyaasiyiinta isbahaysiga Kulmiye oo muddo dheer Xukuumadda ka wada tirsanaayeen, inay ku biiraan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, kana digo rogtaan xisbiga KULMIYE. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa…

Read More

Heer Kulka Xaraarrada Siyaasada Somaliland oo Halkii u Saraysay Maraya,Miisaanka Soo Kordhay ee Waddani,Saamaynta ay Kulmiye ku yeelanayso Iyo Murashax Muuse Biixi oo Hargaysa ku soo Fool Leh

Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Xaraaradda siyaasadeed ee Somaliland ayaa si kedis ah oo aan la filayn kor ugu kacday, waxaana mar keliya isbedel muuqda laga arkay xisbiyada dhexdooda. Siyaasiyiinta Isbahaysiga ee toddobaadkan ku biiray xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka mid ah sababaha kor u kiciyey siyaasadda Somaliland, waxaana markii ay ku dhawaaqeen inay…

Read More