Shirweynihii Xisbiga Waddani oo Mar Kale Dib loo Dhigayo Mudo aan La Shaacin iyo Xogta Shabakada Qurbejoog
Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Shirweynihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ku Mudaysnaa inuu qabsoomo 10 Bishan aynu ku Gudo Jirno ee October ayaa lagu soo waramayaa in dib loo dhigayo. Xogo ay Shabakada Qurbejoog ka heshay ilo ka Tirsan Hogaanka Sare ee Xisbiga oo ka Cudur daartay in Magacooda la shaaciyo ayaa Sheegay in…
