Guddida Kala Reebista Murashaxiinta WADDANI oo Shaaciyey Qabashada Araajida Murashaxiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga WADDANI DAAWO

Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):-Guddida kala reebista iyo qabashada Araajida Murashaxiinta u tartamaysa jagooyinka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga WADDANI, ayaa maanta ku dhawaaqay in ay billaabayaan qabashada Araajida Murashaxiinta Madaxweyne iyo ku Xigeen ee ka dhex-tamaysa shirweynaha golaha dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo la filaayo in uu qabsoomo 19ka bishan aynu ku…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo Shaaciyey Dib-u-dhac Ku Yimi Shirkii Golaha Dhaxe ee Xisbigaas+ Wakhtiga loo Muddooyey+ Sababta Dib-u-dhaca Shirka DAAWO

Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyey in uu dib-u-dhac ku yimi shirkii golaha dhaxe ee Xisbiga WADDANI oo la filaayey in uu qabsoomo 10ka bishan aynu ku jirno ee October, waxaana ay sheegeen in shirka golaha dhaxe uu qabsoomi doono 19/10/2016 iyo 20/10/2016ka, isla mar ahaantaana uu ka qabsoomi doono…

Read More

Doorka Marwo Shugri Baandare ay ku leedahay Guulo ay Somaliland ka Gaadho Helitaanka Deegaan wanaagsan iyo Kaalinta ay ka qaadatay inay Haweenku Saamayn ku yeeshaan Hogaaminta Dalka

Barashada Aqoonta Dhinaca Caafimaadka Iyo u Soo Digo rogashada Dhinaca Maamulka( Komisheneer Ilaa Wasiir) Astaan Ku Dayasho Mudan. Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):- Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee door Mug leh ka soo qaatay Ilaalinta Deegaanka Waxay sidoo Kale ka mid tahay Dumarka Faro ku tiriska ah…

Read More

Boodhadh ay ku Sawiran Yihiin Murashixiin u Tartamaya Baarlamanka Somalia oo Laga Taagay Magaaladda Laascaanood iyo Aamusnaanta Xukuumada

Laascaanood 08. October 2016 (SDN/QJ):- Gudaha Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxa lagu taagay Sawirada Boodhadh ay ku sawiran yihiin Musharaxiinta u taagan ka mid noqoshada Golaha Shacbaka ee Dawlada Somaliya.   Muuqaalada Boodhadhka ayaa waa laga kala taagay Faras magaalada Laascaanood,meesha loo yaqaan Yagoori oo ay ka taagan yihiin Boodhadhka laba xildhibaan iyo…

Read More

“ KULMIYE Tartanka iyo Doorashaba Maanta waa u diyaar, Dabadana ma hayno, waxaanu diyaar u nahay in Aanu Doorasho Xalaal ah Dalkan ka Qabano.” Wasiirka Madaxtooyadda S.land

Birmingham 08. October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo ka mid ah Xubnaha Weftiga Madaxweyne Siilaanyo ee Ku Sugan Dalka Ingiriiska ayaa ka qayb galay Xaflad ay Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Birmingham ku Qaabileen Gudoomiyaha ahna Murashaxa Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi . Wasiir Maxamud Xaashi ayaa halkaasi ka soo Jeediyey…

Read More

Marwada Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Biirtay Ololaha Kaalmee Kuwan oo Gaadhay Muqdisho DAAWO

Muqdisho 08. October 2016 (SDN/QJ):- Haweenayda koowaad ee madaxweynaha Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa ku biirtay ololaha khayriga ah ee Kaalmee Kuwan kaasi oo wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon Hormood ka yahay. Wariye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo isagu markii hore keligii ololahan bilaabay ayaa hadda waxa uu noqonayaa mid ay qayb ka yihiin isaga iyo…

Read More

‘’Soomaali hadii aynu Nahay Waxaynu noqonay Weel lagu Dawarsado’’ Weriye Jamaal Maxamed Cismaan DAAWO

London 08. October 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin layaable oo uu wariye Jamaal ka diyaariyay nolosha dadka soomaalida ahi meesha ay maanta mareyso. waxaanu yidhi ” Ama Ha Noqdeen Madax Amase Kuwo Tuulo Cidla Ah Jooga “  “Haddayna Soomaali ku dadaalin sidii looga maarmi lahaa hay’adaha ‘gargaarka’ ee shisheeye iyo dawarsiga, waligeen waxaan ku…

Read More

Somaliland: Arday Culuunta Diblamaasiyadda Soo Baranaysa oo Sagootin loogu sameeyey Hargeysa DAAWO

Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa Munaasibad Sagootin ah u sameeyey Shaqaalaha Wasaaraddaas ka tirsan oo Deeq Waxbarasho oo Culuunta Diblamaasiyadda ah ugu baxay Jaamacad ku taalla waddanka Itoobiya. Munaasibaddaas oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, waxaa hadallo ka jeediyey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda, Guddoomiyaha Imtixaanaadka…

Read More

Saqiir markii uu dhashay 80-sano Jir u Muuqaal ekaaday iyo Warbaahinta oo Mucjiso ku sheegay!! DAAWO

Hargaysa 08. October 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa Dunida Islaamka ayaa soo bandhigay Saqiir yar oo markii uu dhashay durbadiiba wajiga uga Muuqaal ekaaday Qof waayeel ah kaas oo Timaha ama xaada Koorkiisa ku yaal aad loo la yaabay . Wiilkaan yar ee Mucjisada ah ayaa waxa uu ku…

Read More

Khudradii Iman Jirtay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Suuqa Bakaaraha oo Dawladu Diiday Waa Maxay Sababtu? DHAGAYSO

Muqdisho 08. October 2016 (SDN/QJ):- Maamulka gobolka Banaadir ayaa awaamiir cusub kasoo saaray suuqii Qudaarta ee Bakaaraha magaalada Muqdisho iyadoo sheegay in aysan jirin cid si toos ah u gayn karta suuqaasi. Gudoomiyaha gobolkan banaadir iyo Wafdi uu horkacayo oo booqday suuqyada magaalada Muqdisho gaar ahaana suuqa Qudaarta ayaa sheegay inay ganacsatada iyo Gadiidka sida…

Read More

Tababer Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Loogu Soo Xidhay Magaalada Baledweyne & Nuxurka uu Daaranaa DAAWO

Baladweyne 08. October 2016 (SDN/QJ):- Aqoon korarsigan loo qabtay dhalinyara ka kala yimid degmoyink ee Gobolka Hiiraan isla markaana lagu baranayay hormarka dhalinyarada iyo sida looga shaqeeyn karo hormarinta deganka ayaa waxa lagu soo gaba gabeyay magaalada baledweyne waxana tababarka iska kaa shanayay Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan iyo Ururka Sufis. Tababarka oo socday mudo labo…

Read More

Mas’uul British ah oo Feedh Miisaanka Dhexe ah oo Lagu Dhuftay Xili uu ku Sugnaa Xarunta Baarlamanka Midowga Yurub uu Sababay inuu Madaxa Dhiig kaga Furmo

London 08. October 2016 (SDN/QJ):- Gudaha xarunta baarlamaanka Yurub ayaa waxaa la sheegay in lagu dhex feedhay Steven Woolfe oo Baarlamanka Yurub u fadhiya dalkiisa Britain. Waxaa falkani ka dambeeyay sida uu taleefishinka skynews baahiyey nin saaxiibkiis ah oo isla xisbigiisa ka tirsan, iyadoo Steven Woolfe markii la feedhay uu dhulka ku dhacay. Siyaasigan ayey…

Read More

Hay’ada FBI-da Maraykanka oo warbixin ka soo Saartay Nin Soomaali ah oo Weerar Tooray ah ka gaystay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota

St. Cloud 08. October 2016 (SDN/QJ):- Saraakiisha hey’adda dembi baadhista Maraykanka ee FBI ayaa war ka soo saaray baadhitaan ay ku sameeyeen wiil Soomaali Mareykan ah oo dhowaan weerar toorey ka geystay Suuq ku yaalla magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota. Daahir Axmed Aadan oo ahaa ninka weerarkan fuliyey ayaa lagu Tilmaamay inuu Xag Jir…

Read More

Wakiilada Beesha caalamka ee Somalia oo digniin ka soo saaray doorashada aqalka sare

Muqdisho 08. October 2016 (SDN/QJ):- Shirar ay yeesheen dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, ayaa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Itoobiya, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay ballan-qaadyo ka heleen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, kuwa jira iyo kuwa samaysmaya, ballanqaadyadaas oo ah in doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare…

Read More

Dawlada Puntland oo ka hadashay Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo,Kuna Sifaysay Ciidamada Gal Mudug inay la Shaqeeyaan Kooxda Alshabaab

Garowe 07.October 2016 (SDN/QJ):- War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxwaynaha dawlada Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa lagu sheegay inay dagaalkii Gaalkacyo ay gaysteen Al-Shabaab isla markaana uu ahaa dagaal daba socday dagaalkale oo horay uga dhacay deegaanka Jeexdin ee isla gobolka Mudug.

Read More

Faah faahin Dagaal Maanta ka Dhex Dhacay Maamulada Punt land iyo Gal Mudug ee Wada Jir uga arimiya Magaalada Gaalkacayo

Gaalkacayo 07,October 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Gaalkacyo duleedkeeda dagaalka kacsocda ayaa waxaa sii kordhaya khasaaraha dagaalkaasi inta laxaqiijiyey 10 qof ayaa ku dhimatay dhaawacuna wuxuu kor u dhaafay 16 labada dhanba. Labadii maleeshiyaad ayaa waxaa xoojiyey labo ciidan oo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug waxaana wali socda dagaal xoogaan oo laysku adeegsanayo habka noocyadiisa. Magaalada Gaalkacyo…

Read More

‘’Anigu Murashax ayaan ahay,Jamaal Waa Nin Qayila oo Qaadiraysan,Wax Lacag ah oo uu Haystaa Ma Jirto,Waa Wax Xun inuu Aflagaadeeyo aniga Iyo Gudoomiye Muuse Biixi’’ Waraysi Xiiso Badan oo lala Yeeshay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 07.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xogwaran uu Siiyay Telefishanka Kalsan Waxa uu si adag u Weeraray Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigiisa Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo uu Sheegay inaanu Haysan Wax Lacag ah,Waxaa kale oo uu Gudoomiye Faysal ku Celiyey inuu Murashax Mar Kale…

Read More