‘’Kuwaa Xirsi Ka Daba Qaylinayaa Inay Wax Yeelayaan Bay Moodayaane Waxay U Markhaati Fureen Siyaasi Bisil Oo Hankiisu Dhaafay Reer Hebel’’ Cali Guray
Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay dadka ka daba qaylinaya Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu ku tilmaamay kuwo qabyaaladi biyo dhigtay oo galitaanka uu Xirsi ku biiray xisbiga WADDANI uba qaadan la’ sida…
