Shir Gudoonkii Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo Bedka soo Dhigay intii Jeer ee uu Codeeyay Gudoomiye Axmed Muumin Seed “Waa La Iga Badiyey ayuu Odhan Kari Waayay”DAAWO

Hargaysa 29.October 2016 (SDN/QJ):-  Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab ayaa Guul daro ku Tilmaamay Weedho ka soo Yeedhay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo ka Cadhooday Murashaxnimadiisa Kolkii laga hor mariyey Murashaxa haatan Xisbigu u doortay Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Aammusnaan Kaga Baxay Hargeysa Iyo Guud-marka Afhayeenka

Hargaysa 29.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Xubno Wasiirro ah, Guddoomiyaha Kulmiye iyo Marwadiisu, ayaa Jimcihii shalay ka dhoofay magaalada Hargeysa, isla markaana Safar aan la sii shaacin ugu kicitimay Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ka dib markii uu Marti-qaad rasmi ah ka helay Raysal-wasaaraha Federaalka Itoobiya Hailemariam…

Read More

“Ma Maqasheen Al-shabaab Aadaya Waqooyi? Al-Shabaab Koonfurta Gaalkacayo Wax Ku Dila? Kuwa Reer Puntland Waa Doqmo..” C.weli Gaas

Garowe 29.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ku soo duuleen wax uu ugu yeedhay Daacish, Al-Shabaab, Federaal iyo Maamullo aan Sharci ahayn sida uu hadalka u dhigay, isagoo Federaal ula jeeda dawladda Soomaaliya, halka Maamullada aan sharciga ahayna uu u jeedo Maamulka Galmudug oo ay…

Read More

“Siyaasiga Hore Ugu Fashilmay Siyaasaddu Waa In Dadku Il-Gaar Ah Ay Ku Eegaan Oo Cid Saaxadda Ka Saatya Helaa” Rooda Axmed Yaasin

Hargaysa 29.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee xisbiga UCID u qaabilsanayd gobolka Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin,ayaa  ka hadashay muunad-baxa ku dhacay garaadka iyo xusuusta bulshada, waxana ay si adag u dhaliishay ashkhaasta siyaasadda  hore ugu fashilmay ee haddana dadka weli soo hortaagan. Marwo Rooda oo warbaahinta kula hadashay magaalada Hargeysa, ayaa farta ku fiiqday…

Read More

Miyey Baxsadeen Magaalada Mosul Hogaamiyaasha Ururka Daacish?

Mosul 29.October 2016 (SDN/QJ):-Waxaa jira dareen sii kordhaya oo ah in marka ciidamada isbaheysigu gacanta ku dhigaan magaalada Mosul ee dalka Ciraq aanan halkaasi loogu tagi doonin hogaamiyaasha sare ee ururuka Daacish, marka laga reebo tiro yar oo dagaalyahana ah hadiiba loogu tago. Hadalkaan ayaa waxaa isku waafaqay saraakiil hore iyo kuwo iminkaba shaqeeya oo…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Tilmaamay Fursada Seegtay Gudoomiye Axmed Muumin Seed,Talooyin uu u Soo Jeediyey Iyo Xisbigiisii Waddani oo uu Sheegay inay Abrisyo soo Galeen DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lala Yeeshay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Ka Hadlay, Muxuuse ka yidhi garabka Isbahaysiga ee kusoo biiray Xisbiga Waddani. Waxa uu Xildhibaanku Sheegay inuu Hawlo Caafimaad uu dalka dibadiisa u tagay isagoo Xusay in Golaha Wakiilada Saaxiibadii uu ku lahaa ay Guri Cas kaga…

Read More

‘’Gacantii Guddoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro uu u taagay Axmed Muumin Seed, oo ka baxay golihii iyo kursigii oo bannaan waxaanu u fahanay ku digasho.”Siyaasi Maxamud Raage

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):-Maxamuud Raage Ibraahim oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga KULMIYE, ayaa dhaliilay qaabka uu u dhacay shirkii golaha dhexe ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kaas oo todobaadkii hore ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Maxamuud waxa uu  Murrashax Cirro ku naqdiyay in uu qaab ku digasho ah ugu coddeeyay Axmed Muumin Seed, isla markaana…

Read More

“Qaabkii ay ula wareegayn Dagaalyahanada Daacishta Soomaaliya Deegaanka Qandala ee Maamulka Puntland” DAAWO

Boosaaso 28.October 2016 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadii katirsanaa Daacishta Soomaaliya ay shalay la wareegay Deegaanka Qandala oo Qiyaastii 75-km u jirta Magaalada Boosaaso ay halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano ku dhaw 100-nin oo aad u hubeesan in ay soo gaareen Deegaanka Qandala lana wareegeen, dagaalyahanadan…

Read More

“Laba Jeer Ayaan Dhacay, Haddana Waaniga Soo Taagan, Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan u Imid Ujeedo, Waa In Aan Gaadhaa, Waana In Ay Somaliland Wax Noqoto, Oo Aynu Qeyb Ka Noqono Dunida ..” Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi . Gudoomiyaha ayaa Xafladaasi ka jeediyay Khudbad Dheer oo dhinacyo badan taabanaysay, taas oo ay la dhaceen dhamaan Bulshadii ku sugnayd Xafladaasi .

Read More

Kaambaynkii Mansabka Guddoomiye Ee Xisbiga KULMIYE Muuse Dabadii Oo Cirka Isku Shareeray, Kulan Beesha Maxamed Kaahin Isugu Timid Iyo Xildhibaan Obama Oo Tartanka Kusoo Biiray, Halkee Ku Dambeeyey Gaafaadhi?

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Kulan siyaasadeed qado iyo is xog waraysi ah oo ay shalay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo odayaasha Beesha uu ka soo jeedo Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ku yeelatay Huteel HANA ee Caasimadda Hargeysa ayaa la iskula qaatay in aanay beeshu marnaba aqbalayn in gorgortan la galiyo mansabka Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga…

Read More

Muuse Biixi Iyo Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo Kulan Gaar Ah Yeeshay Iyo Suldaanka Oo Ka Gaabsaday Codsi Uu Kaga Dalbaday Inuu Soo Dhex Galo Siyaasiyiinta Isku Haysta Kursiga Gudoomiyaha KULMIYE

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambaysay ay Siyaasiyiin Ka soo jeedda Beesha Degta Bariga Burco si weyn ugu hirdamayaan Hanashada Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Dabadii, ayaa Waxa Magaaladda Hargeysa Kulan gaar ah ku yeeshay Guddoomiyaha hadda Kursigaasi ku fadhiya, Ahna Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Suldaanka…

Read More

‘’Muuse Biixi qof iska dhaadhicinaaya Yaanuu Been u Sheegin, Xirsi X. Cali Waa Madaxweynaha Mustaq-balka ee Somaliland’’ Qaar ka Mid ah Beelaha Bariga Burco DAAWO

Burco 28.October 2016 (SDN/QJ):-Madax-dhaqmeedka Salamadow“Xirsi X. Cali Waa Madaxweynaha Mustaq-balka ee Somaliland. Muuse Biixi qof iska dhaadhicinaaya Yaanuu Been u Sheegin. Beesha Salamadow Xaal Qaran Ayaanu Siinaynaa Beesha Muuse Yuusuf (REER Daahir),”

Read More

Madaxweynaha Oo Beesha Caalamka Qaylo Dhaan U Diray Iyo Kulan Uu La Qaatay Guddiga Heer Qaran Ee Abaaraha DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay guddiga heer qaran ee abaaraha, kulankaasi oo ka dhacay xarunta qasriga madaxtooyadda waxaana xooga lagu saaray sidii guddiga heer qaran ee abaaruhu ugu gurman lahaayeen dadka iyo xoolaha abaartu mar kale saamaynta ku yeelatay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu marlabaad…

Read More

“Anigu waxaan Ku Qanci Lahaa In Lagu Celiyo Doorashadii Golaha dhexe, Haddii La Igaga  Adkaado Waan Qaadan Lahaa Go’aanka Soo Baxa…” Axmed Muumin Seed

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed oo ka biyo-diiday Habka loo maamulay Shirkii Golaha dhexe ee Xisbigaasi oo lagu doortay Musharraxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga uga qayb-galaya Doorashada Madaxtooyada ee Sannadka dambe horraantiisa Dalka ka dhacaysa, ayaa ka hadlay Dacwad uu arrintaasi ku…

Read More