‘’Waxaan Maalmahan Arkaynay Kulmiye,Isla Kulmiye Ku Biiraya Laakiin Cidii diida Waa La Xidhayaa,Maxamed Kaahinoow Sababta aad u kala qaaday Prof Buubaa Iyo Sifir Waa Mid Qabiil’’ Xoghayaha Guud ee Waddani

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay si deg deg ah Xoriyadiisii ugu soo Celiso mid ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Togdheer oo u Xidhan Kadib markii Beeshiisu ay Taageertay Sida uu Yidhi Xisbiga Waddani. https://www.youtube.com/watch?v=L6brcztGIVM

Read More

Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shirweynaha Ka Faa’ideysiga Khayraadka Badaha Oo Ka Dhacay Dalka Faransiiska DAAWO

Paris 14. November 2016 (SDN/QJ):- Shirweynaha ka faa’ideysiga Kharaadka badaha ayaa ka dhacay Magaalo-xeebeedda La Rochelle ee Dalka Faransiiska. Shirkan oo ahaa kii 12-aad ee noociisa ah ee la qabto, ayaa waxa Somaliland uga qayb-galay Wakiilka u jooga Dalka Faransiiska Mr. Cali Ismaaciil. Shirka oo ay ka qayb-galeen Dad gaadhaya 1800 Qof oo ka kala…

Read More

‘’Waxaan u bahanahay Xukumad iyo Xisbiyo Qaran oo 24 saacadood u qabta in ay Somaliland kaga baxaan Dalka Turkigu’’ C.kariin A.Mooge

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaarada Qorshaynta Qaranka C.kariin Axmed Mooge ayaa Wax lala yaabo ku tilmaamay falcelin la’aanta Xukuumada ee Dhawaqyada ka soo Hor jeeda Qaranimada Somaliland ee Ka Soo Yeedhaya Madax Sare oo ka tirsan Dalka Turkiga oo ah Waddanka dhex dhexaadinaya Wada hadalada Madhalayska ah ee u…

Read More

Turkiga Oo Cadeeyey Ujeedada Qudha Ee Uu Ka Leeyahay Wadahadalada Dhex-Dhexaadinta Ah Ee Somaliland Iyo Somaliya

Istanbul 14. November 2016 (SDN/QJ):- Safiirka Turkiga u fadhiya dalka Somaliya danjire Olgan Bekar, ayaa cadeeyay ujeedada koowaad ee ay dawladiisu ka leedahay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee ay martigelinaysay tan iyo sannadkii 2013. Danjire Olgan oo waraysi ay la yeelatay idaacadda VOA, wuxuu sheegay in ujeedada ugu muhiimsan ee  Turkigu ka leeyahay wada…

Read More

“Cali-khaliif waxan u arkaa inuu Oday weyn yahay, wax uu hadda isagu wataana ma jirto, laakiin waxa uun meesha ka baxaya khilaafkii Somaliland iyo dadka deegaankiisa kasoo jeeda ‘’ Mudane Saleeban Yuusuf Cali Koore

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleeban Yuusuf Cali-koore oo katirsan mudanayaasha gobollada bariga Somaliland kaga jira aqalka golaha wakiillada, ayaa ka hadlay saamaynta uu yeelan karo hoggaamiyaha kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif oo muddooyinkan xukuumaddu dedaal ay kusoo xero gelinayso ku hawllan tahay.   Xildhibaan Koore, ayaa hoos u dhigay saamaynta heshiis kasta oo…

Read More

Hogaanka Sare ee Dallada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo oo Abaabulaya Shirweyne Dhaqaale loogu Uruurinayo Dadka Ku Tabaaloobay abaaraha Dalka ka Taagan DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Hogaanka Sare ee Dallada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xafiiskooda ayaa Sheegay inay Ku hawlan Yihiin Sidii ay u qaban lahaayeen Shirweyne Balaadhan oo Qaadhaan loogu Uruurinayo dadka iyo Duunyada ku tabaaloobay Xaaladan abaareed ee dalku ku Jiro.

Read More

Gaashaanbuurta Naato iyo Ruushka oo Isu Ciidan urursanaya & Sababta Keentay DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Halkani waa Biyaha badda badda Medatrenianka oo beryahan dambe xiisada ka jirtaa ahayd mid bedeli karta taariikhda dunida, waana wakhti uu xilli qaboobuhu weli yahay mid bilow ka ah halkani, qaboobahaa oo noqon kara mid deganaansho ku keena xaalada hada gobolkaa ka aloosan. Inkastoo markabka dagaalka ee diyaaradaha xambaara ee…

Read More

Axmed Xuquuq Oo Si Adag U Canbaareeyay Xadhiga Ugaas Cabdiraxmaan Iyo Qoraa Siciid Maxamuud Gaheyr DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- “Hadii Anu nahay difaacayaasha xuquuqda aadamaha Somaliland waxaanu canbaareynaynaa xadhig kasta oo aan waafaqsaneyn shuruucda dalka” Axmed Xuquuq “Dadka Haldoorka Ah Iyo Qoraayadu Waa Birmageydada Qarka Somaliland Waa Inaan Xadhigooda Lagu Dag Dagin Oo Aan Aayar Layska Xidhin Ilaa Maxkamaddi Xadhigooda Xalaaleynneyso” https://www.youtube.com/watch?v=KBTFrOlR1pM

Read More

“Sheekh Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa Wiilasha Iyo Gabdhaha Ka Saaxiibka Ah Facebooga,”Sheekh Dirir Ayaa Ka Jawaabay DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Inta badan waxa dhalinta kala duwan ee Soomaliyeed Wiilasha iyo Gabdhuhu ay ka wada xidhiidhaan baraha bulshada eek ala duwan kuwaasi oo uu ku dhex maro Wada sheekaysi ama shukaansi, Hadaba Sheekha way nee Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa waxa wax laga waydiiyey waxa ay diintu ka qabto inamada iyo…

Read More

Cashadii Gudoomiye Muuse Biixi Ee Xalay Ma Dawayn Doontaa Cadhada Saylici?

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay magaalada Hargeysa casho sharaf ugu samaynayaa ciyaaryahanada Xulka Gobolka Awdal ee Hantiyey Horyaalka Ciyaaraha Kubada Cagta ee Gobolada Somaliland ee doraad lagu soo gabo gabeeyey Magaalada Hargeysa.   Kulanka casho sharafta ah ee Muuse Biixi Cabdi ku marti qaaday…

Read More

Qunsulka Itoobiya Ee Somaliland Oo Baahiyay Qodobada Iyo Heshiisyo Itoobiya Iyo Somaliland Ku Gaadheen Addis Ababa

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Qunsulka dawladda Itoobiya u jooga Hargeysa Danjire Brig Gen Mr. Berhe Tesfaye ayaa faahfaahin balaadhan ka bixiyey iskaashiga dalkiisu la wadaago Somaliland, isla markaana shaaca ka qaaday in isfaham heer sare ka gaadheen iskaashi ay ka yeeshaan la dagaallanka argagixisada, arrimaha tahriibka iyo isdhaafsiga macluumaadka  dambiilayaasha kale. Qoraal warbaahinta loogu…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Shacabka Caasimada Ku amaanay doorkoodii Marti Soor ee Tartankii Ciyaaraha Gobolada DAAWO

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamud-Deeq Ismaaciil Cilmi ayaa Shacabka Ku dhaqan Gobolkan iyo Caasimada dalka ee Hargaysa uga Mahadceliyey Sidii wanaagsanayd ee ay u Marti geliyeen Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Shalay la soo Gabo gabeeyay.

Read More

Soomaaliya: Qaramada Midoobay Oo Waan-waan Ka Bilowday Dagaallada Gaalkacayo

Gaalkacayo 14. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynayaasha Maamullada Puntland iyo Galmudug oo Shalay ku kulmay magaalada Gaalkacyo ayaa heshiiska ka gaadhey colaadaha soo noqnoqday ee ka Jiray magaaladaasi Bishii u dambaysay. Kulankan ay Madaxwaynayaasha Gal-mudgu iyo Puntland Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ku heshiinayeen waxaa goob-joog ka ahaa wakiilka qaramada midoobay u fadhiya…

Read More

Hillary Clinton oo Sababta Guul daradeeda dusha u Saartay Agaasimaha FBI Maraykanka oo Dhabarka ka Toogtay

Washington 14. November 2016 (SDN/QJ):- Hillary Clinton ayaa sheegtay in guul darradeedii Doorashadii madaxtinimada Maraykanka uu Sababteeda Leeyahay agaasimaha Hay’ada FBI-da. Mrs. Clinton waxay sheegtay in dhawaaqii agaasimaha FBI-da, James Comey, ee ahaa in baadhitaan cusub lagu bilaabayo adeegsigeedii email-lada markii ay ahayd xog-hayaha arimaha dibadda wax yar uun ka hor laba cisho maalintii doorashadu…

Read More

Somaliland Oo Lagu Dhaliilay Qaabkay Uga Hadashay Natiijada Doorashadii Maraykanka Ee Uu Ku Guuleystay Doland Trump

Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa lagu dhaliilay qaabkii ay u dirtay hambalyada Madaxwaynaha Cusub ee Maraykanka  Donald Trump salaasadii Toddobaadkii hore. Guddoomiyaha Hay’adda Xuquuqal Insaan HRC Guuleed Axmed Jaamac (Dafac), ahna Afhayeenka Hay’adda Daraasaadka Siyaasadda, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxwayne Axmed-Siilaanyo aanay u diyaar garoobin dhambaalkaasi ay la wadaageen hoggaanka cusub ee…

Read More