“Trumo waxaanu oga Digeynaa Kalinimo inuu Galiyo Maraykanka” Gaashaan buurta NATO
Hargaysa 14. November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, waxaanu u sheegay in “kelinimo” aanay dan u ahayn Europe iyo Maraykanka toona. Waxaa uu sheegay in reer galbeedka ay soo food saartay caqabadii ugu wayneyd ee dhanka nabadgelyada ah ee mudo…
