Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ku Canaantay ka Aamusida Dhawaqii Hore uga soo Yeedhay General Galaal
Hargaysa 28. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ka mid ahaa Masuuliyiintii iska casilay xilka Wasiirnimo haddana ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo ayaan daro u tahay Xukuumadda inay ka aamusnaato General Galaal oo dalka ku…
