Yaa ku soo bixi doona Doorashada Guddoonka Baarlamanka Somalia ee Saaka ka Dhacaysa Magaalada Muqdisho? Warbixin
Muqdisho 11. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Diyaar-garowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho taasoo lagu wado inay dhacdo Maanta oo Bishu Tahay 11-ka January ee sanadka 2017-ka. Afar musharax ayaa ku hardamaya doorashada guddoomiyaha baarlamaanka kuwaasoo kala ah, Idiris Aadan Dhakhtar, xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig, Prof. Max’ed Cismaan Jawaari oo…
