Hoggaamiyaha Oromada Itoobiya oo Argaggixisannimo lagu eedeeyey, loona Diiday Dammaanad
Addis Ababa 28. January 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Mucaaradka Itoobiya ahna Gudoomiyaha Ururka lagu magacaabo Oromo Federalist Congress (OFC) Dr. Merera Gudina, ayaa Maxkamadda Itoobiya u diidday inay ku sii dayso dammaanad. Dr. Gudina, ayaa waajahaya Dacwad la xidhiidha Argaggixisannimo oo ay dawladda Federaalka Itoobiya ku eedeeysay, kuna sheegtay inuu la kulmay Xubno dawladda ka soo horjeeda…
