Gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo la Wareegay Hogaanka Dalka Somalia Mudada Marxalada Kala Guurka
Muqdisho 25. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa xalay la wareegay hogaanka Dalka Kadib Kulan uu la qaatay Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare cabdi Xaashi Cabdullaahi . Gudoomiye Jawaari ayaa lawareegayo Ciidamada Sugidoono amaanka Doorashada maamulida ilaha dhaqaalaha iyo dhamaan shaqadii uu qabanayay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud kadib kulan dhaxmaray…
