Hoggaamiyaha WADDANI oo soo Bandhigay Afar Kooxood oo iskugu soo Hadhi doona Xisbul-xaakimka KULMIYE
Hargaysa 24. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo bandhigay afar kooxood oo uu sheegay inay iskugu soo hadhi doonaan xisbal-xaakimka KULMIYE, dadka intiisa kalena ay iskugu tagi doonto xisbiga WADDANI. Hoggaamiye Xirsi waxa uu xisbiga KULMIYE noqon doono mid la isku khasbo, waxa kaloo sheegay inay…
