Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ku Margatay Sharci-nimada Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen ay Doorteen Golaha Deegaanka ee Saylac DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Deegaanka ee Degmadda Saylac ee Gobolka Salal ayaa Doortay Maayar Iyo Maayar Ku Xigeen Iyagoo sidoo Kalena Xilkii ka Qaaday Maayarkii Hore iyo Ku Xigeenkiisii.   Wasiir Ku Xigeenka Maamulka Goboladda Iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jaamac C.laahi Biin oo Wax laga weydiiyey doorashada golaha Deegaanka ee Saylac…

Read More

“Buuhoodle Kama Degi Karto Diyaarad Aan Puntland Fasaxin,Buuhoodle-na Waa Deegaan”Madaxweyne ku-xigeenka Puntland DAAWO

Garowe 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya mas’uuliyiinta maamulka goboleedka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdixakiin Camey uu si cad u sheegey In magaalada Buuhoodle ay xukunto maamulka Puntland isla markaana aaney madaarka magaaladaasi ka soo degi karin diyaarad ogolaansho ka heysanin maamulka Puntland.Mr.Camey ayaa waxaa uu yidhi”Buuhoodle kama dagi karto…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Mar Kale Ganafka Ku Dhuftay Guddi Musdambeed ah oo Madaxweynahu u Sameynaayo Komishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Muuse Cabdillaahi Nuur oo ka mid ah hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag ganafka ugu dhuftay guddi musdambeed ah oo muddooyinkii dambe la sheegayey in loo sameynaayo Komishanka Doorashooyinka Somaliland, waxaana uu tilmaamay in guddidaasi ay tahay mid sharci darro isla mar ahaantaana aanay ka xisb…

Read More

‘’Madaxweyne Wasaaradda Ganacsiga u Magacow Cid Gudan Karta Waajibaadka ay u Xilsaaran tahay,Mana aha Wasaaraddu Wasiirka oo Keliya’’ DAAWO

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Ucid ayaa Sheegay in Wasaaradda Ganacsigu ay tahay ta Jaangoynaysa Ganacsiga Kala duwan ee dalka Imanaya Isla Markaana qayb weyn ka qaadan karta la dagaalanka Sicir bararka Waxayna Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqeen inuu Wasaaradaasi u Magacaabo Cid gudan karta Waajibaadka laga rabo. https://www.youtube.com/watch?v=og11CGqaezA

Read More

Somaliland: ‘’Biilkii Xaafada Iyo Baahidii Qoyska oo Is Dabooli Waayay’’ Warbixin Soo Bandhigaysa Nolosha Dhabta ah ee Sicir Bararku Sababay

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Kor u kaca sicir bararka ka jira Somaliland ayaa saamayn xun  ku yeeshay nolosha qoysaska ku nool magaalooyinka Waaweyn Sidaas Waxaa Warbixintan Ku Bilowday Wariye Sagal Cabdiraxmaan Axmed Filibiin oo ka tirsan Bah’da Dawan Media Waxayna Warbixinta oo Dhamaystirani u Dhignayd Sidan:-   Qiimaha maceeshada ayaa haatan maraaya meel aad…

Read More

Suuqyada Hargeysa Oo Meelo Ka Mid Ah Laga Diiday Isticmaalka Shilinka Somaliland Iyo Qiimaha Sarrifka Dollarka Oo Xadka Ka Baxay+Xaalad Cakiran

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Meherada ganacsi ee kuyaala Suuqyada Waa weyn ee Magaaladda Hargeysa ayaa laga soo sheegayaa inay gabi ahaanba maalmihii u dambeeya iska joojiyeen inay wax ku iibiyaan ama ay isticmaalaan Lacagta Shilinka Somaliland kadib hoos u dhicii ugu weynaa oo ku dhacay,Waxa sidoo kale sii cuslaanaysa Xaalada…

Read More

Xildhibaano Muxaafid ah oo Soo Jeediyey in La Fuliyo Go’aamadii Xakamaynta Sicir Bararka ee Madaxweynuhu Soo Saaray

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo jeediyay in la dhaqan geliyo go’aamadii uu madaxweynuhu ka soo saaray sicir-bararka xadhkaha goostay iyo kor u kaca qiimaha isku bedelka sarifka lacagaha. Xildhibaanadani waxa kale oo ay ka hadleen abaarta riiqda dheeraatay ee saameynta taban ku yeelatay bulshada gobollada bariga…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Jasiiradda Hawaii oo Ka Mid ah Gobolada Maraykanka Balse aan Ku Oolin Dhulka Maraykanka,Waa Sidee Nolosheedu, Bulsho Somaliyeedse Ma Ku Nooshahay ? DAAWO

Hawaii 21. April 2017 (SDN/QJ):- Jasiirada Hawaii Waa Qayb ka mid ah Dhulka Maraykanka Waxay Caasimadeedu Tahay Honolulu. Guud ahaan, gasiiradaha Hawaii waxay caan ku yihiin dalxiiska iyo tamashlaha, caasimada Honolulu oo ku taala jasiirada Owahu ayaa ah magaalada ugu weyn ee ugu horeeysa deegaan ahaan. Waxaa intaasi dheer, Caasimada Honolulu waa xarun Ciidanka Xooga…

Read More

‘’Jaadku Waa Aafada Keliya ee Sababta u ah Sicir Bararka Suuqyada Somaliland ka Taagan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed, ayaa ka hadlay sicir bararka dalka ka jira, waxaanu sheegay in dhoofka xoolaha ee la joojiyey iyo abaartu ay sabab u yihiin, balse wuxuu si gaar ah u sheegay in Jaadku door lixaad leh ku leeyahay sicir bararka jira,…

Read More

Tv-Ga Faransiiska Oo Ka Digay In Abaarta Ugu Halista Badani Ka Dhici Karto Somaliland Iyo Mandaqada Geeska Afrika

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Beesha Caalamka, ayaa loogu baaqay inay inay ka soo jawaabaan qaadhaan gargaar wax loogu qabto dad gaadhaya 20 milyan oo abaaro ba’an saameeyeen, taasoo  Jamhuuriyada Somaliland halista ugu weyni waajahayso haddii aan degdeg wax looga qaban. Warbixin telefishanka Faransiisku ka diyaariyey deegaannada Somaliland ee abaaraha ba’an saameeyeen oo habeenkii Isniintii…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Gurmadkii Ugu Balaadhnaa Gaadhsiisay Dadka Abaaruhu Caydha ka Dhigeen ee Gobolka Badhan

Badhan 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland,  Maxamed Xaaji Aadan iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal ku jooga gobolka Badhan, ayaa taakulayn gaadhisiiyay 3 kun oo qoys oo isugu soo guuray degmada Ceel-buh ee gobolka Badhan oo ay ku soo guureen hogol roob oo deegaankaas ku dambaysay isla…

Read More

Dawlada Federaalka ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo oo Hadal aan Ficil wadan  kaga Jawaabtay Digniintii Alshabaab ee Caruurta Somalia inaanay Dugsiyada Dawlada Wax ka baran

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Somalia ayaa cambaareysay digniin uu soo saaray ururka Al-Shabab oo uga digaya waalidiinta Soomaalida inay carruurta u diraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn. Wasiirka warfaafinta dowladda Somalia Cabdiraxman Cumar Cusmaan ayaa sheegay in talaabada Al-Shabaab ay muujineyso mas’uuliyad darada madaxdooda iyo sida ay uga soo horjeedaan jiritaanka dadka Soomaaliyeed….

Read More

Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ee Somaliland oo Shaacisay in Laba Milyan oo Neef ay Tallaalayso

Hargaysa 21. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xanaannada xoolaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay dalka ka bilawday olole ballaadhan oo lagu tallaalayo xoolo gaadhaya laba milyan oo neef. Wasiirku waxa uu sheegay in abaarta baaxadda weyn ee dalka ka taagani ay sababtay in ay le’daan xoolo tiro badan,…

Read More

Diyaaradihii Qaadka Keeni Jiray Muqdisho oo Shalay Ka Degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Jawhar & Is Maandhaafkii Dawlada Iyo Qaadleyaasha oo Taagan DAAWO

Jawhar 21. April 2017 (SDN/QJ):- Diyaaradaha Jaadka ka keeni jiray dalka Kenya ayaan kasoo degin Shalay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magalaada Muqdisho, waxaana diyaaradahaasi loo weeciyay kana soo dagayaan Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar . Ganacsatada Jaadka keena magaalada Muqdidsho ayaa sheegay in lagu kordhiyay canshuurta ay Wasaarada Maaliyada ka qaado jaadka garoonka Diyaaradaha Adaan…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Safarkiisii Kowaad Ku Tegaya Addis Ababa Iyo Su’aalo Bulshadu Is Weydiinayso

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda socdaalkiisii u horeeyay ku tago magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Warar uu Wargayska Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in Mr. Farmaajo uu Addis Ababa ku tagayo martiqaad ay xukuumadda Itoobiya u fidisay markii la doortay, waxaanu socdaalkani…

Read More

Dowlada Somalia oo Cadeysay Waxa Ay Ka Aaminsan Tahay Koox Diimeedka Cusub ee Al-Saadicuun Bil Xaq AKHRI

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Owqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa lagu cadeeyay in kooxda Al-saadicuun bil xaq ee dhawaan looga dhawaqay qeybo kamid ah Soomaaliya iyo dalka dibadiisa ay tahay koox Takfiir ah. Dowlada Soomaaliya ayaa uga digtay xubnaha kooxdaasi kamid ah in ay sameeyaan dhaq dhaqaaq sidoo kale ay…

Read More

Afhayeenka Al Shabaab: Sheekh Cali Dheere oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Jaamacadaha iyo Iskuulada Somalia ka jira & Digniin Adag oo uu u Diray!!

Muqdisho 21. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay Jaamacadaha iyo Iskuulada kala duwan ee dalka Soomaaliya ku yaala in badankood ay faafinayaan dhaqamada reer Galbeedka.   Cali Dheer ayaa sheegay in Hay’adaha gaalada ay doonayaan in maskaxda kala dagaalamaan ubadka soo korya, waxa…

Read More