Suurto gal Ma tahay in Maskaxda Aadamaha Lagu Xidho Computer ay Si Toos ah ugu Shubto Afkaaraheeda?
Washington 21. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsade lagu magacaabo Elon Musk ayaa aasaasay shirkadda Neuralink oo soo saari doonta kaadhadh lagu beerayo maskaxda aadamaha si ay maskaxda u siiyaan jid ay ku maamuli karto kombiyuutarka iyada oo aanu qofku adeegsan gacmaha ama aalad kale. Elon Mask oo madax ka ah shirkadaha gaadiidka ee Space X…
