MASLAXO: Maanso Cusub Oo Qayb Ka Ah Silsiladda Miimleyda – W/T: Maxamed Ciisood

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- Tixdan waxa la yidhaahdaa  Maslaxo, maslaxo waxa ay ka mid tahay maansooyinka dhexdhexaadka  ah ee silsilada miimlayda ah, tixdu waxay ugu baaqaysaa dhamaan dhalinyarada haldoorka ah ee ka qaybqaatay silsilda inay la yimaadaan xal wax ku ool ah oo lagula tacaalo dhibta jirta, tixdu waxa ay qiray saa in uu…

Read More

Ganacsatada Qaadka ka Soo Dejiya Madaarka Aadan Cade ee Muqdisho oo Maanta Bilaabaya Shaqo Joojin & Sababaha Keenay

Muqdisho 20. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Qaadka kala soo dega Garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo maalinta oo khamiis ah aysan Qaad ka soo dejineyn Garoonka Aadan Cadde. Waxay intaa ku dareen shaqo joojintan ay kaga cabanayaan canshuurta laga qaado Qaadka oo lagu kordhiyey.   Mid ka mid…

Read More

Xoolahaaga ama Xirfadaada Ayaa Loo Qaadanaya Lacagaha Waxbarashada Iskuulada Zimbabwe!!!

Zimbabwe 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waalidiinta reer Zimbabwe ee aanay awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulada lagu bixiyo(School fees) waxa ay ku bixin karaan xoolahooda sida ariga-kan cad iyo idaha ama shaqooyin kale ayey u qabanayaan iskuulada ay carruurtooda wax uga barto. Wasiirka Waxbarashada Zimbabwe, Lazarus Dokora ayaa u sheegay wargayska ‘Sunday Mail’ oo…

Read More

 “Haweenku waxay gacan weyn ka qaadan doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab” Jawaahir Baarqab

Muqdisho 20. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan go’aannada dowladda ee ku aadan ciribtirka Al-Shabaab, la dagaallanka musuq maasuqa iyo faqriga, ayna diyaar u yihiin inay doorkooda ka qaataan kaalinta uga aadan arrintaan Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa…

Read More

Xiisadda Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi oo Cirka Isku-shareertay, Dedaalka Shiinaha, Diidmada Trump & Cabsida Caalamka – Warbixin

Pyongyang 20. April 2017 (SDN/QJ):- Xiisadda u dhaxaysa waddamada Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi, ayaa Cirka isku shareertay toddobaadkan oo ay gaadhay halkii ugu sarraysay, iyaga oo labada dhinac hanjabaado iyo dhoolo-tusyo awood Ciidan-ba isu muujiyey, isla markaana dunida ku kordhiyey cabsi badan oo laga qabo dagaal dhaqso uga dhex-qarxa; sida ay Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Kuuriyada…

Read More

Cisbitaal Ku Yaalla Caasimada Sucuudiga Oo Maalin Kasta Fuliya Qaliino Lagula Dagaalamayo Barruurta Xad-Dhaafka Ah !

Riyadh 20. April 2017 (SDN/QJ):- Dadka ku dhaqan Dalka Sucuudiga ayaa la kulma dhibaatooyin caafimaad oo ay sabab u tahay Buurnida Xad-dhaafka ah ee ku habsatay Da’yarta iyo haweenka ku nool dalkaasi, mid ka mid ah dhakhaatarada ku yaalla Caasimada Dalkaasi ee Riyad oo ay gacanta ku hayso Hay’ada Caafimaadka ee loo yaqaan Care ayaa…

Read More

Hab aad u Fudud oo aad Ku Garan Karto in Accoun-ka Facebook la Jabsaday iyo Talaabooyinka ugu Haboon ee la rabo inaad qaado

New York 20. April 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad ka shakido in akoonkaaga Facebook cidi si qarsoodi ah u jabsatay, waxa aaad gujisaa batamka xagga sare ee midig ugu xiga bogggaaga Facebook, kaas oo ah waran hoos u foorara, kiiska kuu furma ka dooro qaybta farsamada (Settings), markaad ‘Settings’ doorato bogga cusub ee kuu soo baxa,…

Read More

Raga ka Cabanaya Timaha Gadhka oo Tiro yaraada Waxaa Lagula Talinayaa inay Isticimaalaan Daawooyin Guryaha laga Helo

Hargaysa 20. April 2017 (SDN/QJ):- In kasta oo rag badani ay gadhka sidiisaba ula col yihiin, shaqo maalmeedkoodana ay ka mid tahay in ay joogto u xiiraan, haddana waxaa jira kuwo badan oo sababo kala duwan u jecel in gadhka ay deystaan ama qaybo ka mid ah ka tagaan, sida la ogyahayna muddooyinkan dambe gadhka…

Read More

Xeel Dheere Sheegay inuu Xidhiidh ka Dhexeeyo Cirada Madaxa Iyo Wadne Xanuunka!!!

Qaahira 20. April 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal ka tirsan jaamacadda Al-Qaahira ee dalka Masar ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku ogaaday in uu jiro xidhiidh caafimaad oo ka dhexeeya cirrada timaha madaxa iyo wadne xanuunka oo ka mid ah cudurrada loogu dhimashada badan yahay dunida maanta. Xeeldheerayaasha cilmibaadhistan sameeyey waxa ay sheegeen in tijaabooyin ay ku…

Read More

Alle ha u Naxariistee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Ku Geeriyooday Waddanka Sweden & Taariikh Nololeedkiisa AKHRI/DAAWO

Sweden 19. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dalka Sweden ku Geeriyooday abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo ka Mid ahaa Hal abuurada aadka looga yaqaan Suugaantiisa Guud ahaan Geyiga ay Degaan Dadka ku hadla Luuqada Somaligu. Abwaan Xasan Qawdhan ayaa Mudooyinkii u Danbeeyay Xaalad Caafimaad u Yaalay Cisbitaal ku Yaala Dalka Sweden. Hadaba Waxaanu Halkan idiinku Soo Gudbinaynaa…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya oo Isku Khilaafay Mooshin ay Kaga Masuugayaan Cilaaqaadka Somaliland Iyo UAE

Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Baarlamanka Somalia ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa lagu soo hadal mowshinkii laga keenay saldhiga dowlada Imaaraatka Carabtu ka dhisaneyso magaalada Berbera. Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo shir guddoominayey fadhiga ayaa sheegay in ajendaha maanta laga doodayo uu yahay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka banaan Golaha,…

Read More

Mudane Wakillada Katirsan Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Is Casisho, Maadaama Oo Ay Xal U Helidda Sicir-Bararka Ku Fashilantay

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdille(faarax-dheere) oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada ee xisbiga KULMIYE, ayaa si weyn uga dayriyey xaalladda waddanku marayo, sicir-bararka iyo korukaca dollarka ee isbarkan, waxana uu xukuumadda ku dhaliilay fulin la’aanta go’aamadii arrintan xalka u ahaa ee uu madaxweynuhu soo saaray horraantii sanadkan 2017-ka. Xildhibaan Faarax-dheere oo warbaaahinta kula…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Oo Daawooyin, Raashin Iyo Agab Kale Gaadhsiisay Cisbitaallada Boorama & Wajaale DAAWO

Boorama 19. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa deeq Daawooyin, Raashin, Bustalaal iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin maacuunta wax lagu karsado gaadhsiisay Cusbitaallada Boorama iyo Wajaale, waxaana deeqdaasi ka guddoomay Maamullada Gobollada Awdal, Wajaale iyo bahda cusbitaalka magaalooyinkaasi. Deeqdan Dawooyinka ah ayaa ku soo beegantay xilli gobolka…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa oo Kormeer Galabta Ku Tegay Xeebta Liido ee Muqdisho & Wixii ay Ku arkeen SAWIRO

Muqdisho 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo wasiiro ka tirsan xukuumada ayaa booqday xeebto Liido ee magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta uu horkacayey raisul wasaaraha ayaa lug ku maray xeebta liido iyagoo dhex galay shacabkii halkaas ku sugnaa. Raisul wasaaraha ayaa dhex…

Read More

Milicsiga Sida ay Warbaahinta Dunnidu Wax Uga Qortay Socdaalkii Jendayi Frazer ay Ku Timid Somaliland

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Markii uu Madaxweyne Rayaale ka soo noqday dalka Maraykanka islamarkaana socdaalo ku gaalaa bixiyay dalal Afrika ka tirsan, waxa Hargeysa si lama filaan ah socdaal ugu timid kaaliyihii xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka u qaabilsanayd Afrika Ms. Jendayi Frazer, ka dib markii ay xukuumadii Rayaale dalka ku martiqaaday. Ms. Frazer waxa ay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Dirtay Dalka Itoobiya SAWIRO

Hargaysa 19. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Md.Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawada, Md. Farxaan Axmed Haybe iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo…

Read More