Raysal Wasaaraha Ingiriiska Theresa May oo Shaacisay Doorasho Wakhtigeedii ka Soo Hor Marta
London 19. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’isal-wasaaraha Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qabashada doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dalka ka qabsoonta Sideeda (8)bisha Juun ee soo socota. Theresa May waxay sheegtay in Britain ay u baahantahay, degenaansho iyo hogaan awood leh, arrintanina Waxay dabo socotaa aftidii ay Britain ku go’aansatay in ay ka baxdo Midawga Yurub….
