“Ma Maqlin Annagu Waxaa ee Social Mediaha uun baa laga Sheegay Dad Ku leh Waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq waa Takfiirigii hore,Dagaal ma galayno leh Urur Siyaasadeedna ma Doonayno inaan noqono’’ Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO
Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Saab oo wareysi la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu weydiiyay ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq in uu ka jiro dalkiisa iyo inkale. “Ma maqlin annagu waxaa ee Social Mediaha uun baa laga sheegay dad ku leh waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq…
