Dawladda Taiwan Oo Gannaax Lacageed Oo Ku Soo Rogtay Cidda Disha Bisadaha Iyo Eyda !

Taiwan 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dhawrista Xuquuqda Xayawaanka oo ah muhiim oo suurto galinaysa inay si xoriyad leh u noolaadaan kana ilaalinaysa in dhibaato loo geysto. Xukuumada Taiwan ayaa qaaday tallaabo ay kula dagaalamayso mid ka mid ah caadooyinka aadka u layaabka badan oo aan hore dunida guud ahaan loogu arag. Taiwan ayaa soo saartay…

Read More

Dawladda Britain Oo Cashuurtii Ku Kordhisay Shirkadaha Xanjada Soo Saara, Sababo Nadaafeed Awgeed!

London 17. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Dalka Britain ayaa cashuurtii ku kordhisay shirkadaha soo saara Xanjada laga cuno Dalkaasi, kadib markii ay xukuumadu sheegtay in qiimaha ay ku nadiifiso goobaha ay dadku iskugu yimaadaan ama Waddooyinka ee Xanjada lagu tuuro  ay tahay lacag dhan 60 Milyan oo Istarliini. Golayaasha deegaanka ee Dalkaasi Britain ayaa cadho…

Read More

Ifafaale Muujinaya in Dunnidu Cagaha la sii Galayso Dagaal Weyne 3aad oo Ka Qarxa & Walaaca baqdinta Keenay

Washington 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dagaalkii 3aad ee aduunka ayaa laga cabsi qabaa inuu dhaco muddo dhow (bilooyin gudahood) sida muuqata. Isbuucii hore Mareykanka ayaa 52 Gantaal ku riday Xarumo ay leeyihiin ciidamada Suuriya, waxaana halkaas ku geeriyooday ku dhowaad 39 askari oo ka tirsan xoogaga rajiimka Bishaar Al-Asad. Donald Trump wuxuu sheegay in gantaaladaas…

Read More

“Ganacsadaha Maxamed Jabuutaawi Maalgashiga Qiimaha badan Ee Uu Laascaanood ka Sameeyey Ee ah in Cadceeda koronto Laga dhaliyo Mashruucaas Aad Ayaanu ugu Hambalyeynaynaa” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO

Laascaanood 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti oo horkacayey oo ka socda Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuca Cadceeda laga dhalinayo koronto oo laga hirgaliyey Laascaanood.   Mashruucan oo uu hirgaliyey gacansada Reer Sool ee Xaaji Maxamed Jabuutaawi, oo ay Xukuumadda Somaliland door weyn ku…

Read More

Codbixintii Wax Ka Bedelka Distoorka Dalka Turkiga oo ay Guushu Raacday Garabkii Wax Ka Bedelka Rabay Iyo Xisbiyada Mucaaridka oo Ku Gacan Saydhay

Ankara 16. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka Turkiga ugu weyne ee Jamhuuriya iyo xisbiga Kurdiyiinta ayaa si wada jir u cambaareeyey natiijadii aftidii distoorka loo qaaday. Labadan xisbi ayaa sheegay in aanay ku qanacsanayn natiijadii aftida, iyaga oo sheegay in laba milyan oo cod aanay waxba ka jirin, isla-markaana dib loo tiriyo cododka la dhiibtay ilaa…

Read More

Muqdisho: Garoonka Aadan Cadde Oo La Weerarray,Shaqaale Caalamiya Oo Qarax Ku Dhaawacmay & Maydadka Kooxdii Weerarka Soo Qaaday oo La Soo Bandhigay DAAWO

Muqdisho 16. April 2017 (SDN/QJ):- Dhowr hoobiye, ayaa loo riday dhanka garoonka diyaaradaha ee ku yaaalla magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Maanta. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la dagaallameen kooxda hoobiyayaasha riday, waxaana Goobjoogayaal sheegeen inay rasaas is-dhaafsadeen ciidamada dowladda Soomaaaliya iyo kooxda. Wararka waxay intaasi ku darayaan in laba ka mid…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Tafaasiil ka Bixiyey Sababta uu Laba Jeer ugu Dhacay Tartankii Doorashadda Madaxweyne & Arrimaha uu u Nisbaynayo DAAWO

Boorama 16. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Booqasho Ku Jooga Magaaladda Boorama ayaa ka hadlay Sababta uu Laba Jeer ugu Guul daraystay doorashadii Madaxweynenimo ee Somaliland iyo Rajadiisa Maanta https://www.youtube.com/watch?v=BNtDOtBPIz8

Read More

‘’Markaan Runta Idiin Sheego Waxa Keliya ee noo Hadhay Waa inaan Idin Layno,Idinkaana Nagu Khasbaya’’ Wasiirka Madaxtooyadda & Nuxurka Khudbadihii Mas’uuliyiinta Dawlada DAAWO

Laascaanood 16. April 2017 (SDN/QJ):- Waftigii balaadhnaa ee ka socday xukumada s/land ee hawsha nabadaynta u tagay gobolka sool ayaa si rasmiya u gudo galay hawshaasi iyagoo gaadhay deegaanada dhumay,Dharkayn geeyo,Daba taag Iyo Kala baydh oo Shaqaaqooyin dhimasho iyo dhaawac Sababay ay Ku dhex Mareen Laba Beelood oo Halkaasi wada dega. Waftigan oo ay xubno…

Read More

Dhacdo Naxdin Badan Haweenay Gaajo Ugu Dhimatay Deegaanka G.Saraar Oo Biyo Lagu Maydho La Waayey DAAWO

Caynaba 16. April 2017 (SDN/QJ):- Deegaanka Higlo oo ka tirsan gobolka Saraar ayaa waxa laga soo sheegayaa qofkii Labaad uu gaajo iyo haraad darteed maanta ugu geeriyooday deegaanka Higlo oo ka tirsan gobolka Saraar. Waxana qofkan geeriyoday u yahay gabadh taas oo lagu magacaabo Hodan YaasiinTooxyare taas oo sida la sheegay ay lasoo daristay xaalad…

Read More

Ganacstada Qaadka ee Somaliland oo Iska Fogeeyay inay Qayb Ka Yihiin Sicir bararka Somaliland ka Taagan DAAWO

Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Qaadka ee Somaliland ayaa dhinac isaga duway eedaymo ku Saabsan doorka ay Ku Leeyihiin Sicir bararka dalka ka taagan waxay ku doodeen in Iyagu ay qaadka ku iibiyaan Shilling Somaliland,Waxaa Kale oo ay soo bandhigeen Lacagaha u Yaala Bakhaaradooda. https://www.youtube.com/watch?v=71b0TMjn6ZQ

Read More

Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland Ee G.Sanaag Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Jidh-Dil Iyo Garaacis Loo Gaystay Iyo Cidda U Geysatay DAAWO

Ceerigaabo 16. April 2017 (SDN/QJ):- Askari ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ee gobolka Sanaag oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Ceerigaabo ayaa bannaanka soo dhigey in gudaha magaalada Ceerigaabo loogu gaystay jidh dil iyo garaacis kaas oo wejiga nabaro laga gaadhsiiyey. Askarigan oo dhaawac ah ayaa ka hadlay cidda jidhka u gaysatay iyo halka uu…

Read More

Idaacadda & Telefishanka Jamhuuriyadda Jabuuti oo u Debaal Degay Sannad Guuradii 50aad ee Aasaaskooda ka Soo Wareegtay Muuqaal dhan DAAWO

Jabuuti 16. April 2017 (SDN/QJ):- Munaasibad Lagu Maamuusayay Sannad Guuradii 50 aad ee Ka soo Wareegtay Markii La Furay Idaacadda Iyo Telefishanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Lagu qabtay Jamhuuriyadda Jabuuti,Waxaana Munaasibadaasi ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele,Madax ka tirsan Dawladiisa Iyo Marti Sharaf Kale

Read More

Nin Cabsi iyo Hurdo la´aan ku riday Donald Trump oo Nolasha lagu soo qabtay !! DAAWO

Washington 16. April 2017 (SDN/QJ):- Nin lagu magacaabo Joseph jakubowski oo 32 jir ah ayaa maalmahaan dambe qal qal xoogan galiyay guud ahaan dalka Mareeykanka gaar ahaan amniga Madaxweyne Donald Trump . Ninkaan ayaa jabsaday Baqaaro hub ka buuxaan wuxuuna waraaqo hanjabaad ah u diray aqalka cad ee looga taliya dalka Mareeykanka ee (the White…

Read More

“Berigii Hore Dhibaatooyin Baa  Ka Iman Jiray Marka Ay Dadku Iska Fuullaan  TAXI aan Raad-raac lahayn Oo Qaar Baa Hablaha Lagu Faro-xumayn Jiray, Immika’se Waa Laga Maarmay”

Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Hargaysa Mawliid Kayse Muxumed (Mawliid Qaro) ayaa ka hadlay qorshayaal ay dawlad hoose ahaan ku adkaynayaan bilicda caasimadda iyo fayo-dhawrka deegaanka kuwaas oo uu sheegay in ay qayb ka  tahay  sidii loo ilaalin lahaa in lagu iibiyo bakhaarada cuntooyinka Wakhtigoodii Dhamaaday,waxaana uu digniin u diray…

Read More