Miiraaj Galbeed Maanso Cusub oo Qayb ka ah Silsilad Suugaanleyda Miimley & Abwaan Haybe Axmed Yuusuf DAAWO

Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Haybe Axmed Yuusuf Oo ka mid ah Bulshada iyo Abwaanada Soomaalida ah eek u dhaqan dalka Maraykanka, ayaa fashiliyey dhalinyarada ku jira xisbiga Kulmiye ee sida weyn u taageera Murasha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay ka mid yihiin dhalinyaradii la baxday ururkii Jiidaley. Abwaan Haybe isaguna Maansadan…

Read More

Xukuumadda Oo Ka Hadashay saxada Iyo Caafimaadka Biyaha Uu Soo Saaro Riiga Ceellasha Ka Qodaya Gobollada Bari

Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen  Cabdi Boos, ayaa sheegay inay wasaaradiisu  qaaday tallaabooyin ay ku ilaalinayso bedqabka saxada biyaha ceelasha gobollada bari ee abaarta kulul ka jirto si aan xanuunno looga qaadin. Wasiirka oo wax laga weydiiyey sida ay  wasaarad ahaan iskaga xil saareen ilaalinta saxada biyaha ceelasha…

Read More

Jaamacado kuyaala Muqdisho oo shaqada ka ceyriyay Macalimiin kamid Noqday Urur Diimeed Cusub

Muqdisho 16. April 2017 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho ayaa shaqada ka ceyriyay Macalimiin wax ka dhigayay Jaamacadahaasi, kuwaa oo la sheegay in ay ku biireen Urur Diimeedka cusub ee Al-Saadicuun Bil-Xaq. Jaamacada Jaziira oo kamid ah Jaamacadaha kuyaala magaalada Muqdisho ayaa shaqada ka ceyrisay sadex macalin oo wax ka dhigayay Jaamacadaasi,…

Read More

Kuuriyada Waqooyi oo Dhoola Tus Xoogan Ku Soo Bandhigtay Cuddudeeda Ciidan & Fariin Culus oo ay u Direen Maraykanka DAAWO

Pyongyang 16. April 2017 (SDN/QJ):- Kuuriyada Waqooyi ayaa soo bandhigtay awoodeeda Milatari, waxa ayna ciidamada kala duwan dalkaasi ay soo bandhigeen dhoolo tus cajiib ah xili uu daawanayay Madaxweynaha dalkaasi Kim Jong-un. Dhoola tuska ay sameenayeen Ciidamada Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo bandhigay hubkii ugu dambeeyay ee sameesatay dowlada dalkaasi ay ku jiraan gantaalo casri…

Read More

Waa Maxay ciida Easter-ka ay Kirishtiyaanka u dabaal dagaan, isbuucaan, iyo waxay aaminsan yihiin? DAAWO

London 16. April 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay ku sheegaan in ay u dabaal dagayaan, geeridii Nabi Ciise,a ama dib usoo noolaanshihii Nabi Ciise, midaasi oo Islaamkalay si cad ugu hadlay. Sidaasi oo kale manta oo jimco ah…

Read More

“Waxaanu Halkan xadhiga ka Jarnay Dhismayaal Ay Xukuumadda Somaliland Ka Samaysay Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool” Wasiirka Madaxtooyada JSL+SAWIRO

Kalabaydh 16. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa xadhiga ka jaray mashaariic Horumarineed oo ay Xukuumaddu ka fulisay Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool.   Wasiirka oo hogaaminayey Wefti balaadhan oo ka socda Dawladda Somaliland oo ku sugan gobolka Sool, kuwaas oo saaka gaadhay Deegaamo ay ka mid yihiin Kalabaydh…

Read More

Sanad guuradii Sadexaad ee Afduubkii Hablahii Nigeria oo Laga xusay Dalkaas (Illaa Hadda Waxa la soo daayey 276 hablood) By Rafiu Ajakaye

Nigeria 16. April 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan Wadanka Nigeria waxaa ka socda todobaadka lagu xusuusto hablahii ardayda ahaa ee ay kooxda Bokko Haraam Afduubteen muddo haatan laga joogo sadex sanadood. ‘Xukuumadu waxay illaa hadda xidhiidh la samaysay 276 hablood oo ka mid ahaa hablihii laga afduubtay dugsi boodhan ah, waana ku talo jirnaa sii daynta…

Read More

Qaaradda Afrika oo taageeraysa Musharixeeda Hogaaminta Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO

Addis Ababa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa u dhashay Wadanka Itoobiya ee ku tartamaya shaqada u saraysa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO Mr Tedros Adhanom ayaa la sheegay inuu haysto taageerada wadamada Afrikaanka ah sida ay baahisay shabakadda wararka ee New Times. iyadoo ka hadlaysey musharaxa reer Itoobiya iyo kartidiisa ayaa wasiirka Arimaha Dibada ee…

Read More

Zambia: Hogaamiye Mucaaradka ah oo La xidhay (Gaadhigiisa ayaa wadada u furi waayey gawaadhidii siday Madaxweynaha)

Zambia 16. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee  Xisbiga Mucaaradka ah ee UPND ee dalka Zambia ayaa lagu eedeeyey inuu ku xadgudbay booqashada mamnuuca ahayd ee uu jeelka ugu tegay gudoomiyihii Xisbiga Hakinde Hichilema oo xidhan. Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UPND waxa uu warbaahinta u sheegay in Boolisku qabteen oo xidheen Xoghayahii guud ee Xisbigaasi…

Read More

Huteel uu Leeyahay Madaxweyne Donald Trump oo Khaladaad Waaweyn Lagu arkay!!!

New York 16. April 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka socda waaxda caafimaadka iyo badqabka ee dalka Maraykanka ayaa waxyaabo khalad ah ku arkay jikada goobta loo tamashle tago ee Mar-a-Lago, oo uu leeyahay madaxweyne Donald Trump. Saddex iyo tobanka khalad ee jikada huteelkaas lagu arkay waxaa ka mid ah qaboojiyeyaal jajaban taas oo ka dhigan in…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjire Qin Jian oo Shiinaha u Fadhiyay Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 16. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna Soomaaliya. Mudane Qin Jian ayaa dhowaan dowladda Shiinaha u soo magacowday Danjiraheeda Soomaaliya isagoo bedelay danjirihii hore. Madaxweyne Farmaajo iyo danjire Qin Jian ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah…

Read More

Ambassador Gaaruf Muu Abbaarin Xaqiiqada Iyo Waxa Keenay Sarrif Bararka – Qalinka: Cabdiraxmaan Cadami

Hargaysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Tixraac maqaal ku soo baxay wargeyska Foore cadadkiisii 1095, kuna taariikhaysan 10-04-2017. Maqaalka waxa soo qoray Ambassador Rashiid Gaaruf wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka. Qoraalku wuxuu si faahfaahsan uga hadlayaa doorka Baananka Dhexe gaar ahaan ka Somaliland ku yeelan karo dhaqaalaha dalka, sarrifka lacagaha iyo adeegyo kale oo badan. Waxa…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In saacadaha Soo Socda Ay Go’aamo adag ka Soo Saarayso Colaada Ka Socota Gobolka Sool ee u Dhaxaysa Beelaha Qayaad iyo Ba’harrarsame SAWIRO/DAAWO

Laascaanood 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya Wefti balaadhan oo ka socda Dawladda oo ku sugan gobolka Sool ayaa shaaciyey in Xukuumaddu ay saacadaha soo socda go’aamo adag ka soo saarayso Colaada ka socota koonfurka gobolkaasi ee u dhaxaysa beelaha Qayaad iyo Ba’harrarsame.   Wasiir Maxamuud Xaashi…

Read More

Nuxurka Shan Qodob oo Madaxweyne Farmaajo Ka Codsaday Dhaxal Sugaha Imaaraadka Iyo Jawaabta uu Ka Bixiyey

Abu-dhabi 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay shan qodob oo uu madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ka codsaday dhaxal sugaha Imaaradda Abu-dhabi  iyo ku xigeenkaTaliyaha ciidamada dalkaasi Sheekh Maxamed Bin Zayed, oo uu toddobaadkii hore kulan kula yeeshay magaalada Abu-dhabi ee dalkaas. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo diblomasiyadeed oo xogogaali,…

Read More

”Waa Inaan la Dhayalsan Hadaladii C.laahi Jawaan ee ahaa in Taladii Waddanku Gacanta u gashay Cid aan Loo Dooran” Prof Buubaa

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay is casilaadii la taliyihii Madaxweynaha ee dhinaca Doorashooyinka Cabdilaahi Jawaan, waxaanu tilmaamay inuu gar u leeyahay is casilaadiisa madaama uu arkay waxyaabo badan oo khaldan, waxaanu xusay in aan la…

Read More

Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani oo Sheegay inay Xasaanadii Kala Noqdeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland & Asbaabo uu soo Bandhigay DAAWO

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo Kulan Saxaafadeed Maanta Ku Qabtay Magaaladda Hargaysa ayaa Sheegay inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iiman. https://www.youtube.com/watch?v=fwDNkUrlEsk  

Read More

Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Eedayn u Jeediyey Laba Sarkaal oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani,Si Gaar ahna u Sheegay inay Dhaq Dhaqaaqooda la Socodaan DAAWO

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Taliska Sare ee Ciidamadda Booliska Somaliland ayaa Maanta iska Difaacay eedo uga Yimid Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani gaar ahaan Suldaan Daakir oo Taageera Xisbiga Waddani oo Sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmed Maxamud Siilaanyo inaanu Hogaaminta Qaranka maamulin. https://www.youtube.com/watch?v=yLb-rYzueSw

Read More