Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Ka Hadlay Sicir Bararka Xadhkaha Goostay ee ka Taagan Somaliland Iyo Xal la’aanta Xukuumadda DAAWO

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay sicir bararka iyo qiimaha sarifka ee cirka isku shareeray, waxaanu sheegay inuu ka garaabayo cabashada dadka ee dhinaca sicir bararka iyo qiimaha sarifka. “Cabashada dadweynaha waanu ka garaabaynaa, waxaana dhab ah inaynu nahay dal cudur ah, oo aan wali aqoonsi…

Read More

Wasiir Yuusuf Garaad oo La Weydiiyey Su’aal Ku Saabsan Inuu isku Hayn Kari Waayay Toban Qof oo Shaqaalaha BBC ah & Siduu uga Soo Baxayo Hawsha Culus…DAAWO

Muqdisho 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa La Weydiiyey Su’aal ku Saabsan in Mudaddii uu Maamulaha ka ahaa Idaacada BBC Laanteeda Afka Somaliga inuu Maamuli Kari waayay Toban Qof oo ka Shaqeeya Iyo Xujada maanta hor taala ee Isaga oo ku Guul daraystay Murashax Madaxweyne inuu ka Soo…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaarka Mida Shacbiga Caasimada ku dhaqan la tukaday Salaadii Roobdoonta SAWIRO

Hargeysa 15. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa qaar ka mida dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa  maanta salaadii roob-doonta kula tukaday Hargeysa Stadium.   Iyadoo maanta oo sabti ah guud ahaan dalka laga tukaday salaad roobdoon ah oo uu hore u iclaamiyey wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, iyadoo…

Read More

Lacago ay iska soo aruuriyeen Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo lagu wareejiyay Guddiga Abaaraha

Muqdisho 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa maanta lacag ay ay iska soo aruursheen Ciidanka Milatariga Soomaaliya ku wareejiyay Guddiga gurmadka Abaaraha. Lacagta uu Guddiga Abaaraha ku wareejiyay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya ayaa gaareysay $51,000 (Konton iyo kow kun) oo dollarka Mareykanka ah, waxaana lacagtan laga jaray Mushaaraadka ciidankka…

Read More

Magaalo Ku taala Soomaaliya Oo Laga Mamnuucay Koox Diimeedka Cusub Ee Al Saadicuun Bil-Xaq

Nugaal 15. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faroweyne oo maanta Warbaahina la hadlay ayaa shaaciyay in magaalada Garawe iyo guud ahaan gobolka Nugaal laga mamnuucay Koox Diimeedka la magac baxday Al Saadicuun Bil-xaq. Waxa uu Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ku baaqay in tilaabo deg deg ah laga qaado dadka katirsan Koox Diimeedkan cusub…

Read More

Dagaal adag oo Dhex Maray Koox Harimacad ah iyo Ciidanka Booliska ee Degmada Wajaale

Wajaale 15. April 2017 (SDN/QJ):- Koox Harimacad dagaalansan ah ayaa weerar ku soo qaaday magaalada Wajaale,  waxaanu dhaawacay hal askari oo ka mid ahaa ciidan isku dayaayay inay gacanta ku soo dhigaan. Ciidamada booliska ee Wajaale ayaa daboolka ka qaaday inay qabteen saddexdaas harimacad mid ka mid ah isla markaasna ay ku dab jiraan labadii…

Read More

Shirka Golaha Wasiirada Dawlada Federaalka Somalia oo looga hadlay Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha iyo dardargelinta howlaha dowladda

Muqdisho 15. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha, iyo dar-dargelinta howlaha dowladda. Ugu horeyn Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in golaha looga fadhiyo dardargelinta amniga,…

Read More

Dollarka Oo Baa’biiyey Lacagtii Dalka, Noloshii Shacabka Oo Cidhiidhi Gashay, Amaawiirtii Xukuumadda Oo Beenoobay Iyo Dardaaranka Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa weli Xal la’ Xakamaynta Sicir-bararka Lacagta Qalaad ee Dollarka, waxaana Maalinba Maalinta ka dambaysa sii kordhaya Qiimaha lagu Sarrifo. Suuqyada Somaliland, ayaa Toddobaadkan waxa boqolka Dollar ee Maraykanka ah lagu lagu sarrifanayaa Lacag dhan 900,000 kun oo Shilin, halka marka Qofku uu Shilinka Sitana uu…

Read More

Guddoomiyaha Baanka Dhaxe ee Somaliland oo Ka Hadlay Sicir-bararka iyo Korodhka Ku Yimi Sarifka Lacagaha Qalaad DAAWO

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baanka dhaxe ee Somaliland Md.Maxamed Cabdi Dhoobaale, ayaa ka hadlay waxyaabaha sababta u ah sicir-bararka xadhkaha goostay ee ka taagan dalka, waxaana uu tilmaamay in abaarahii dalka ka jiray ay kow ka ahaayeen sicir bararka iyo weli ba sida oo kale dhoofkii xoolaha oo hakad galay. https://www.youtube.com/watch?v=KqLLdF9IZHE

Read More

Ganacasatada Suuqyada Magaalada Hargaysa Oo Si Adag Uga Hadley Sicir Bararka Saameeyey Suuqyada Iyo Farriimaha Ay U Direen Xukuumadda Kulmiye DAAWO

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Bulshada caasimada Hargeysa,Gaar ahaan dadka meheradaha ka shaqeystey ee quutal daruuriga ka raadasadaya ayaa si adag uga hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan oo sababay in shalay gabi ahaanba albaabada loo laabay dhamaan goobihii ganacsi ee suuqyada magaalada Hargeysa.   Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si isku mid ah…

Read More

Mudaharaad ay Magaaladda Burco Ka Dhigeen Iskaashatada Gaadiidka Tikta Iyo Eedaymo ay u Soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud & Maayarka Burco DAAWO

Burco 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iskaashatada Gaadiidka Loo Yaqaan Tikta amase Bajaajta ee Magaaladda Burco ayaa Isu soo bax weyn ku qabtay Gudaha Magaaladda Burco Waxayna Dhaleecayn xoogan u soo Jeediyeen Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan Iyo Duqa Magaalada Burco Mr Muraad. https://www.youtube.com/watch?v=9VmEPFCGbco&t=2s

Read More

Sheekh Maxamed C.Umal Oo Tafaasiil Qoto Dheer Ka Bixiyey Mabaadiida Ay Aaminsan Yihiin Urur Diimeed Dhawaan Lagaga Dhawaaqey Dhulka Soomalida DAAWO

Nairobi 14. April 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomalida ugu caansan dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadley nooca uu yahay urur diimeed dhawaan lagaga dhawaaqey dhulka Somalida isla markaana taageero looga muujiyey oo la magacbaxey Assadicuuna Bilxaq. Sidoo kale sheekha ayaa waxaa uu ka hadley mabaadiida…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Mar Kale Korodhsiimo Ku Sameeyo Tirada Golihiisa Wasiirrada, Wasaarado La Kala Qaadayo Iyo Taariikhda Xukuumaddiisa Oo Noqonaysa Tii Ugu Tirabadnayd Abid

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo Bulshada Somaliland ay hore aad ula fajacsanaayeen Tirada Golaha Wasiiradda Xukuumadda hadda taladda haysa oo boqol ku dhaw ayaa haddana waxa si weyn loo haddal hayaa Talaabo kale oo miiska u saaran Madaxweyne Siilaanyo oo uu isku shayn ku samaynayo Golaha Wasiiradda,taasi oo saamyn ku yeelnaysa Xagga Tirada Wasiiradda…

Read More

‘’Beesha Caalamku Markuu Dadku Dhinto ayay Mucaawinada Keenaan’’ Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay abaarta dalka ka jirta iyo siday Beesha Caalamku uga gaabisay ka qayb qaadashada gurmadka abaaraha. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo Shalay Xafiiskiisa ay ugu yimaadeen qaar ka mid ah jimciyadaha…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Socdaalkii Madaxweynaha Somalia Farmaajo uu Ku Tegay Imaaraadka & Shirka London

Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay  safarka uu Madaxweynaha Somaliya ku tagay dalka Imaraadka, saamaynta ay ku yeesheen Doorashooyinka dib u dhacay xidhiidhka Somaliland iyo Caalamka, Shirka ka dhacaya London bisha shannaad iyo waxa Somaliland uga meel yaala, madaama la sheegay in laga saaray. Wasiirka…

Read More