Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid Oo Si Qoto Dheer Uga Hadley Muhiimadda Barnaamijka Ololaha Doorashada Ee X.WADDANI DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Kulan dib-u-eegis looggu sameynaayey barnaamijka olalaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga WADDANI oo muddo lix cisho ah ka socday magaalada Hargeysa isla mar ahaantaana ay ka qeyb-qaadanayeen khabiiro siyaasaddeed oo heer caalami ah oo ka socday dalka Ghana iyo weli ba sida oo kale hay’adda caalamiga ah ee horumarisa arrimaha…

Read More

DP World Oo Heshiis Ku Kacaya 336 Milyan La Saxeexatay Maamul-gobolleedka Puntland DAAWO

Dubai 07. April 2017 (SDN/QJ):- Maamul-gobolleedka Punland ayaa heshiis ku kacaya $ 336 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah  la saxeexday Shirkadda DP world ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo Shirkaddu Muddo 30 Sannadood ah ku maamulayso Dekedda Boosaaso.   Qodobbada Heshiiskan waxa ka mid ah in Shirkadda DP World Magaalada Boosaaso ka dhisto…

Read More

Khabiir Caalami Ah Oo Xisbiga WADDANI Ka Tababaray Ololaha Doorashada Somaliland Iyo Rajada Uu Ka Muujiyey Xisbiga DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Mr. Peter Mac Manu oo ah khabiir aad ugu xeel dheer dhinaca siyaasadda iyo ololaha ba isla mar ahaantaana hore u soo noqday guddoomiyaha xisbiga New Patriotic party ee dalka Ghana sida oo kale na la taliye u soo noqday xisbiga ku guuleystay doorashada dalka Neyjeeriya ee uu hoggaamiyo Mahammadu…

Read More

Suldaan Gacan Ku Rimis ah oo Gudoomiye Muuse Biixi Samaystay oo Ka Dhiidhiyey Saldhiga Mileteri ee Berbera,Fariina u diray Safiirka Somaliland ee Imaaraadka DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):-Mid ka mid ah Salaadiinta Samayska ah ee loo samaystey danaha dhinaca siyaasada Beelaha Subeer Awal ahna Suldaankii uu badhtamihii sanadkii aan ka soo gudubney uu caleemo Saarey Muuse Biix Cabdi ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka hadlay heshiiska dawlada Imaaraatka carabta lagaga kireeyey Madaarka Magaalada Berbera. Suldaanka gacan ku…

Read More

“Madaxweynaha Waxaan Waydiinayaa, Kuwan Kugu Xeeran Ee Daaraha Wada Dhisanayaa Halkay Lacagta Ka Keeneen..”? Eng. Maxamed X. Cilmi

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa laamaha Dawladda Somaliland ku eedeeyay inay waajibaadkoodii gabeen. Eng. Xaashi wuxuu sheegay inay ahayd markii Madaxweynuhu uu Muddo-kordhinta dalbaday marka labaad in Maamuus ka xayuubin lagu sameeyo, isagoo taa beddelkeedana sheegay in Ciddii Waajibaadkaa lahayd oo ah Baarlamaanku ay…

Read More

Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Qiimayn Ku Sameeyay Tiradii Isu Diiwaangelisay Doorashada Madaxtooyadda & Odoroskiisa Xisbiga Tirada ugu Badan ee Codadkaas Hanan Kara

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):-Agaasimaha Maamulka Komishanka Xakamaynta Aids-ka,Cabdikariim Axmed Maxamed Faarax,kana mid ah Xisbigga taladda haya ee KULMIYE,ayaa qiimayn qoto-dheer ku sammeeyay tiradda la-shaaciyay inay sannadkii 2016-kii isu-diwaangalisay Doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh oo ay ugu horayso ta Madaxtooyadda oo muddaysan Bisha 11-aad ee sannadkan aynu ku jirno. Md.Xinif,waxa uu sheegay in aan marnaba…

Read More

Xubno ka Mid ah Guddidii Ololaha Doorasho ee Madaxweyne Farmaajo oo Sheegay in Loo Haysto Kharashka Huteeladii Iyo Guryihii ay Muqdisho ka Degen Yihiin Lagana Rabo Madax Furasho & Cabasho ay Soo Jeediyeen

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ahaa Guddigii Ololaha doorashada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa markii u horeysay farriin cabasho ah soo dhigay baraha bulshada, iyagoo ka cabanaya in lagu dayacay guryihii iyo hoteladii la dejiyay xilligii uu ololaha socday.   Mid ka mid ah Guddigii Ololaha doorashada ee Madaxweyne Farmaajo u qaabilsanaa qeybta Warbaahinta…

Read More

Cudurka Shuban-biyoodka Ah Oo Ku Fiday Deegaannada Taleex, Xuddun & Dr. Galaydh Oo Sheegay In Soddomeeye Ruux U Dhinteen Iyo Gaabiska Wasaaradda caafimaadka DAAWO

Buuhoodle 07. April 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay Cudurka Shuban-biyoodka oo Faro-baas ku haya Dadka ku dhaqan deegaannada Buuhoodle, Taleex, Xuddun iyo Deegaanno ka mid ah Killilka Shanaad ee Itoobiya oo Xuduud la leh Buuhoodle. Cali Khaliif Galaydh oo Shalay Saxaafadda kula hadlay Magaalada Buuhoodle, ayaa sheegay in…

Read More

Sidee Muqdisho looga dareemay Magacaabista Taliyaasha Cusub iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir?

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):- Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xilka looga qaaday Taliyaashii Ciidanka Booliiska, Nabad Sugida, Milatariga iyo Gudoomiyihii gobolka Banaadir. Xil ka qaadista iyo magacaabista uu sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho, waxaana fadhi ku dirirka goobaha dadku isugu yimaadaan qabsaday isbadalka…

Read More

Meydadka dadkii Soomaaliyeed ee lagu Laayay Yaman oo wali la Aasin iyo Sababta oo la Cadeeyay!!

Sanca 07. April 2017 (SDN/QJ):- Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca oon wali la ogeyn cida iska leh ayaa 19-kii bishii Marso waxa ay gantaal ku dhufatay dooni ay saarnaayeen qaxooti Soomaaliyeed oo marayay biyaha dalka Yaman iyagoo kusii jeeday dalka Sudan. Gantaalka lagu dhuftay doontaasi waxaa ku dhintay in ka badan 40-qof oo Soomaali ah…

Read More

Lacag Hal Dollar Ah Oo La Soo Saaray Sanadkii 1804 Oo Haatan Lagu Iibiyay Lacag Dhan 3.3 Millyan Oo Dollar !

New York 07. April 2017 (SDN/QJ):- Dollarka Maraykanku waa Lacagta Rasmiga ah ee laga isticmaalo Dalka Maraykanka iyo Dalal badan oo Adduunka ka mid ah, balse waxa  dhacday maalintii sabtidii ee toddobaadkan arrin aad u layaab badan kadib markii lagu soo bandhigay Gobolka Maryland ee Dalkaasi Maraykanka Lacag  Hal Dollar aheyd oo la soo saaray…

Read More

Suuriya : Magaca Dhabta Ah Ee Duuliyihii Waday Diyaaradii Gumaadka Ka Geysatay Magaalada Khan Sheikhan !

Dimishiq 07. April 2017 (SDN/QJ):- Run ahaantii waxa ka taagan Dalka Suuriya dhibaatooyin aad u badan oo soo socday muddo 6 sano ah, kuwaasi oo ay dad aad u tiro badani ku naf waayeen, kuwana dhaawacyo iyo barakac ka soo gaadhay. Arrin aad u naxdin badan oo murrugo xambaarsan ayey noqotay in duqaymaha dhinaca Cirka…

Read More

Cilmi Baadhis Caafimaad:”Tobankii Ruux Ee Adduunka Ku Dhimata Mid Ka Mid Ah Ayaa Sigaar Cabbsita U Dhinta”

Moscow 07. April 2017 (SDN/QJ):- Tobankii ruux ee adduunka ku dhimataba mid ka mid ah ayuu sigaar dilaa sida ay muujinayso cilmi baadhis cusub oo la sameeyay, kala badh dhimashadaasina waxay ka dhacdaa afar dal oo kala ah Shiinaha, Hindiya, Maraykanka iyo Ruushka. Inkastoo sanado badan la soo waday siyaasado lagu xakamaynayo tubaakada, haddana tirada…

Read More

Kooxda Al-shabaab Oo Saq-dhexe Weerartay Saldhig Ciidammada Jabuuti Leeyihiin

Jalalaqsi 07. April 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha ciidamada howlgalka midowga Afrika AMISOM, ayaa sheegay in Al-shabaab saqdii dhexe ee Habeen hore weerar ku qaadeen saldhig ciidamadda Jabuuti ku leeyihiin degmada Jalalaqsi oo 140km dhinaca Koonfur uga beegan magaalada Beledweyne ee Dalka Soomaaliya. Taliska AMISOM ayaa bogga Twitter – ka ku sheegay in Al-shabaab isku dayeen in…

Read More

Mashruuc Bulshada Lagu Khalkhal Galinayo + Urur Diimeed isku xidhan oo Magaaladda Hargeysa lagaga dhawaaqay,Mabaa’diida ay Aaminsan Yihiin & Xukuumadda oo Ka Aamustay DAAWO

Hargaysa 06. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Caasimadda Hargaysa lagaga dhawaaqay Urur Diimeed Cusub Isla Markaana ay Ku dhawaaqeen Xubno Ku Sugan Magaaladda Hargaysa oo Sheegay inay Taageersan Yihiin Bayaankii Ka Soo Baxay Amiirka Jamaacada Al Sadicuuna Bil Xaq Iyagoo Xusay in Caalamka ay Maanta  Buuxiyeen Juhaladii iyadoo ay Dadku diintooda ka Fogaadeen,Iyagoo Intaas Ku daray…

Read More