Maamulka Kastamka Magaalada Balli-gubadle  Oo Dhinac iskaga leexiyey Eedo loo Jeediyey

Bali-gubadle08. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulaha kastamka Magaalada Balli-gubadle  Cabdi Jaamac Cali ayaa waxba kama jiraan ku Tilamaamay  eedo ay u soo jeediyeen Qaar ka mida wakiilada u qaabilsan ganacsatada jaadka ka Cashuurata kastamka magaalada Balli-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. Wakiilada Qaad Cashuurada Bali-gubadle ayaa mar ay la hadleen Warbaahinta waxaa ay sheegaan inuu Maamulka Kastamku…

Read More

Xisbiga Ucid oo u Jawaabay Maayaradda Berbera Iyo Gebilay Mar Kalena Shaaciyey in Gudoomiye Faysal Mar Afaraad uu Tartamayo Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):- Madax Sare oo ka Tirsan Xisbiga Caddaalada iyo Horumarka ee Ucid oo Shir Jaraa’id Maanta Ku qabtay Xarunta Xisbigaas ee Magaaladda Hargaysa ayaa ka fal Celiyey Eedayn ay Gudoomiyaha ahna Murashaxa Xisbiga Ucid u soo Jeediyeen Maayarada Magaalooyinka Berbera iyo Gebilay oo Xisbigu Dacwad ka dhan ah u Gudbiyey Guddida…

Read More

Ninkii fuliyay Weerarkii Stockholm oo la aqoonsaday & Wararkii ugu dambeeyay DAAWO/SAWIRO

Stockholm 08. April 2017 (SDN/QJ):-Ciidamada Sirdoonka dalka Sweden ee loo yaqaan marka magacooda la soo gaabiyo (Säpo) ayaa shaaciyay inay gacanta ku hayaan waliba ay garteen shaqsigii fuliyay weerarkii gaariga xamuulka ah loo adeegsaday ee shalay galab ka dhacay caasimada dalka Sweden ee Stockholm . Ninka weerarkaan fuliyay ayaa asal ahaan waxa uu ka soo…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haya’adda Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye DAAWO

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Dalka Imaaraatka Carabta Xili Xadhiidhka Labada Wadan uu Murgay

Muqdisho 08. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalinta beirto booqasho rasmi ah ku tagaan Dalka Imaaraatka Carabta. Waxaa maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhoofay wafdi Horu dhac ah u safarka Madaxweynaha Soomaaliya ku tagayo Imaaraatka, waxaana xubnaha dalkaasi kaga sii hor maray Madaxweynaha…

Read More

Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Maxkamada Degmada Hargaysa Maanta Ku Riday Xukun Laba Sano oo Xadhig ah & Dooda Qareenadiisa

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamada DegmadaHargeysa oo gacanta ku heysay kiiska dambiyada loo heestay Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa ugu dambeyn saakay xukun xabsi ah ku riday Wariyaha oo hada ku xidhan xabsi ku yaala Hargeysa. Qaadiga Maxkmada qaaadeysay dacwadaha loo heestay Wariye Coldoon ayaa ugu dambeyn ku dhawaqaay in Maxkamada ku riday labo…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Munaasibad loo Sameeyey Arday ka Qallinjabisay Shahaadada Heerka Labaad ee Jaamacadda Hargeysa SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad loo sameeyey arday ka qallinjabisay Jaamacadda Hargeysa oo shahaadada labaad (Master Degree) ka qaatay culuunta Dawlad-wanaagga iyo Hoggaaminta iyo Maaraynta Mashaariicda. Munaasibadda oo lagu qabtay hoolka…

Read More

Ingiriiska oo Sheegay inuu Taageero Siyaasadeed iyo Mid Farsamaba Siinayo Guddida Doorashooyinka Somaliland

London 08. April 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Ingiriiska ayaa daboolka ka qaaday inuu jiro wada hadal u dhexeeya dawladda Somaliland iyo maamul goboleedka Somaliya ee Puntland, waxaanay sheegtay inay wada hadalkaas taageersantahay oo ay gacan ka gaysato. Wasiirul dawlaha Ingiriiska ee dalalka barwaaqo sooranka Baroness Anelay oo maalmo ka hor la hadlaysay aqalka Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa waxa la…

Read More

Xildhibaan Baarlamanka Somaliland Ka Tirsan oo Sheegay In Xilalka Qaranka Ugu Sareeya Beel Kali ahi Isku Taxday,Bariguna Saluug Badan Tirsanayo & Baaq uu u Diray Gudoomiye Cirro

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo kamid ah mudaneyaasha golaha wakiillada ee kasoo jeeda gobolka Sool, isla markaana xisbiga talada Somalialnd haya ee KULMIYE katirsan, ayaa ka hadlay saluugga ay gobolladaasi ka qabaan saami-qaybsiga ku saabsan hannaanka xilalka dalka loo qaybsado, waxana uu si cad u sheegay inaan saamigaas sinaba loogu sinnayn….

Read More

Kudlad Qawlaysato ah Oo isu Bahaystay Lunsiga Hantida Umadda iyo Soo Gelinta Dhamaan Kootarabaanka Mamnuuca ah oo Somaliland ka Dilaacday

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):-Silsilado musuqmaasuq oo baahsan, ayaa ka bilaabmay kaantaroollada cashuuraha ee xeebta iyo galbeedka Somaliland, taas oo noqotay kudlad isku xidhan oo waaxda cashuuraha iyo ciidamada ilaalada cashuuruhu hormood u yihiin. Silsiladdan musuqa ah ee lagu lunsanayo lacagta umadda, ayaa waxa horseed ka ah oo hoggaaminaya isu-duwaha wasaaradda maaliyadda ee gobolka Salel,…

Read More

Warbixin Ku Saabsan Saxaafadda Somaliland oo ay Soo Saartay Xarunta Human Rights Centre Quarterly Report On The Situation Of Media In Somaliland

Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Xuquuqal Insaanku soo saartay warbixinteeda afar bilood laha ah ee ay ku eegto xaaladda saxaafadda Somaliland. Warbixintu waxaay koobsanaysaa xadhiga suxifiyiinta ee ay diiwaangelisay intii u dhaxaysay 10ki December 2016 ilaa 31ka March 2017. Afartii bilood ee u danbeeyey waxaay diiwaangelisay Xaruntu 11 suxufi oo la xidhay. Todoba…

Read More

Caddaado: Haweenay Dhawaan Dil Argagax Leh Geysatayoo Qudh Gooyo Lagu Xukumay

Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Maxkamad ku taala Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ee dalka Soomaaliya, ayaa dorraad xukun dil ah ku ridday haweeney dhawaan magaalada Cadaado dil argagax leh ugu geysatay gabadh yar oo 7-sano jir ahayd. Haweeneyda xukunka dilka ah lagu riday ayaa 6-dii bishii March duleedka magaalada Cadaado waxa ay…

Read More

Akhriso Heshiis ay wada gaareen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Maamulka Galmudug

Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa shalay magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ay wehliyaan Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo masuuliyiin kale . Wasiirka Arimaha Gudaha iyo masuuliyiinta kale ee la socatay ayaa kulamo saacado badan la qaatay maamulka Galmudug, waxa ayna ugu dambeyn ku guuleesteen…

Read More

Oday Ka Da’a Weyn X.Cabdi Waraabe oo Cimrigiisu Marayo 137 Sanno Isla Markaana Guursaday 27 Haween ah Iyo Sheekooyin La Yaab Leh oo Noloshiisa la Xidhiidha oo uu Hargaysa Ku Soo Bandhigay DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Magaaladda Hargeysa ayaa waxa warbaahinta kula hadlay Odey sheegay in uu jirey Da’da 137 jirka isla markaana ilaa iyo haatan ku nool magaalada Hargeysa. Ninkan odayga ah oo magaciisa la yidhaa Daahir Qureysh ayaa waxa uu warbixintiisa ku xusayaa in uu soo guursaday mid ka mid ah Dumarkii ay walaalaha…

Read More

“Wasaaradda Arrimaha Dibeddu waxay noqon doontaa Waddada Soomaaliya laga soo galo..” Wasiir Yuusuf Garaad DAAWO

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa sheegay inay Wasaaraddaasi noqon doonto mid u gudata xilkeeda sida dhiggeeda dunida oo kale, isla markaana ay noqon doonto Waddada laga soo galo Soomaaliya oo Cid kasta oo dalka meeshay rabto ha u socoto ee dibedda ka imanaysaa noqoto jidka ay…

Read More

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaaday Tallaabo Keeni Karta In Imaaraadku Aqoonsado Somaliland & Aragtida Madaxtooyada

Muqdisho 07. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa loo qaybiyey Mooshin ka dhan ah Heshiiska Dawladda Somaliland la gashay Dawladda imaaraadka Carabta, ee khuseeya in Imaaraadku uu Saldhig Ciidan ka samaysto Magaalada Berbera. Mooshinkan oo ay muddo diyaarinayeen Xildhibaanno diiddan in Dawladda Imaaraadku Saldhig Ciidan ka samaysato Magaalada Berbera ee Somaliland, ayaa waxa loo…

Read More

La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Doorashooyinka Mr Jawaan oo Ka Soo Hor Jeestay Gudi Musdanbeed ah  oo Madaxweynuhu u Samaynayo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- La taliyaha Gaarka ah ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee dhinaca Doorashooyinka C.laahi X.Cumar (C.laahi Jawaan) ayaa Sheegay inuu ka soo Hor Jeedo Gudi uu Madaxweyne Siilaanyo Iclaamiyey inuu ka dhigayo Musdanbeedka Komiishanka Doorashooyinka qaranka. Waxa uu La Taliyuhu Sheegay in Macnaha Erayga Mus danbeed uu dabada ku hayo Qabyaalad iyo…

Read More

Ergeyga Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Ka Jawaabay Su’aalo Laga Waydiiyey Qaddiyadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. April 2017 (SDN/QJ):- Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo Maalmihii u dambeeyay Booqasho ku joogay Somaliland, ayaa wax laga waydiiyey sababta Qaramada Midoobay ay Xafiis la mid ah kooda Muqdisho uga furan wayday Magaalada Hargeysa iyo sababaha War-bixinnada Xafiiskooda Muqdisho diyaariyo uu mar walba Somaliland ugu sheego Qayb ka mid ah…

Read More