Urur Diimeedkii Isku Magacaabay Al-Saadicuun Bil-Xaq Oo Hargeysa Ka Hillaacay, Hal Todobaad Gudihii Lagaga Wada Dhawaaqay Hargeysa, Muqdisho, Garoowe Iyo Gaalkacayo Iyo Halista Kooxdan DAAWO
Hargaysa 09. April 2017 (SDN/QJ):- Kadib markii waddanka Masar 2-dii Bishan April oo ahayd wiiggii hore si rasmi ah looga shaaciyey Urur Diimeedka cusub ee Al-saadicuun Bil-Xaq waxa mar kali ah hanqalka la soo kacay kooxo ururkan ku abtirsada oo is gaabinayay kuwaasi oo qaarkood si cad daaha uga qaadeen taageeradooda iyo sida ay ula…
