Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo Mas’uuliyiin Wehelisa oo Kormeer Ku Tegay Deegaanadii Colaadu Ka Dhacday Lana Kulmay Wefti ka Socda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya DAAWO

Laascaanood 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer labaad ugu Kicitimay Deegaanada Saax dheer iyo Dharkayn Geeyo oo ay Kulan kula Yeesheen Madax ka socotay Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya.

Read More

Puntland Oo Ku Hanjabtay Inaan Diyaarad Ka Amar Qaadanin Fadhiisan Karin Buuhoodle Xilli Xaalad Adagi Halkaa Ka Taagan Tahay Iyo Somaliland Oo Ka Jawaabtay DAAWO

Buuhoodle 27. April 2017 (SDN/QJ):- Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye), oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Buuhoodle, ayaa ka Jawaabay Hadal kasoo yeedhay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Camey oo sheegay in Buuhoodle aysan ka Degi karin Diyaarad aan Fasax ka haysan Puntland Xili deegaanka ay ka Jirto Xaalad Adag. “Buuhoodle Diyaarada Imaanaysa, Garoowe  Fasax ugama…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Khudbad Khuseysa Muhiimadda Kaadhka Codbixinta Doorashada Ka Jeediyey Xaflad Furitaan oo Ka Dhacday Berbera DAAWO

Berbera 27. April 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey oo saaka socdaal ku tagay magaalada Berbera, ayaa khudbad aad u qiimo badan oo uu kaga hadlaayo muhiimadda kaadhka codbixinta Doorashooyinka ka jeediyey xaflad furitaan ahayd oo loo sameeyey qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha Doorashada,…

Read More

Xisbiga Waddani Iyo Kulmiye oo Bulshadda Gobolka Awdal ugu Baaqay inay Qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha si Beri Masiirkooda ay ugu soo Saaraan DAAWO

Boorama 27. April 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu Weheliyo Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Ambassador Maxamed Cali Cabdi ayaa Shacabka Gobolka Awdal ugu Baaqay inay Qaataan Kaadhka Codbixiyeyaasha oo Maalinta Sabtida ka bilaabmi doona Gobolka Awdal. Waxaa Kale oo Munaasibadii Bilowga Daahfurka Kaadh…

Read More

“Sicir bararka waxa ka mid ah Dawladdan 70-ka Wasiir ah iyo intaas oo la taliye, waxaana imika soo baxday oo caado ah in  ninka xilka laga qaado, la yidhaahdo Mushaharkiisa ha iska qaato’’ Xildhibaan Kijaandhe

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Cabdi kijaandhe, ayaa si adag uga hadlay sicir bararka dalka ka taagan, waxaanu sicir bararkaas taagan ku xidhiidhiyay tiro badnaanta tolaah wasiirada iyo isu dheeli tirnaan la’aanta dakhliga dawladda soo gala iyo kharashka ka baxa. Xildhibaan Kijaandhe, oo waraysi gaar ah…

Read More

Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo HABAAR Ku Sifeeyay Muddo-kordhin Mar Saddexaad Loo Sameeyo Xukuumadda, WADDANI-na Eedeeyay

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbul-Xaakimka KULMIYE, ayaa Xukuumadda ka difaacay eedaymo uu u jeediyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kuwaasi oo Nuxurkoodu ahaa in Xukuumaddu aanay diyaar u ahayn bixiso Kharashka lagu qabanayo Doorashada Madaxtooyada, oo ay doonayso Muddo-kordhin mar Saddexaad loo sameeyo. Guddoomiyaha…

Read More

Xoolo Dhaqato Ku soo Hayaantay Degmadda Sheekh Iyo Qaylo dhaanta Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Berbera DAAWO

Sheekh 27. April 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmadda Berbera Iyo Mas’uuliyiin Ka Socday Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha ayaa Soo Kormeeray Deegaano ka Tirsan Degmadda Sheekh oo ay Ku Sugan Yihiin dad ay soo Baro Kicisay Xaalada abaareed ee dalka ka Taagan. https://www.youtube.com/watch?v=kqGwjulrYvw&feature=youtu.be

Read More

Barnaamij Laga Sameeyay Dhaam Biyo Xidheen ah oo ay Imaaraadka Carabtu Ka Hirgaliyeen Deegaanka Xunbo weyne DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Muddo kooban ayaa lagu dhamaystiray Dhamka Xubmo weyne oo uu madaxweynaha Jamhuuryadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo dhagax dhigay, soona kormeeray intii uu socday mashruucaasi, iyadoo maanta uu madaxweyne ku xigeenks Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) si rasmi ah xadhiga uga jaray mashruucaasi oo ay dawladda Imaaraadku ugu deeqday…

Read More

Imaaraadka Carabta Oo Somaliland U Soo Diraya Markab Sida 3,819 Tan Oo cunto, Dawooyin Iyo Taandhooyin Ah

Abu-dhabi 27 Abriil, 2017-(SDN/QJ): – Waddanka Isu-taga Imaaraadka Carabta, ayaa markab sida deeq mucaawimo loogu tallogalay gargaarka dadka  abaarahu saameeyeen ee Jamhuuriyadda Somaliland u soo dirtay shalay. Warkan oo shalay lagu baahiyey wargeyska The National ayaa lagu sheegay in gargaarkan Hay’adda Laan-qeyrta Cas ee Imaaraadka qeybinayso oo qiimahiisu yahay  10.3 Milyan Dirmah,  ka kooban yahay…

Read More

Shaqaalaha Madaarka Cigaal International Airport ee Hargaysa Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Buuhoodle

Buuhoodle 27. April 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalaha ka hawlgala garoonka diyaaradaha ‘’Egal Interanational Airport’’ ee magaalada caasimada ah ee Hargaysa ayaa markii u horreysay gaadhsiiyey shacabka ku dhaqan magaalada buuhoodle deeq raashin ah. Deeqdan oo ahayd mid ay si u gaar ah shaqaalaha ka hawlgala gegida duulimaadka Hargaysa isaga soo ururiyeen si tabaruca ah ayaa waxa…

Read More

Guddoomiye Ramaax Oo Reer Togdheer Uga Digay Lunsiga Hantida Dawladda

Burco 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Md. Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa shacabka gobolka uga digay inay gacan togaaleeyaan cashuurta dawladda ee gobolka kasoo xeroota, waxana uu farriin adag u diray cidkasta oo arrimaha cashuur ururinta iyo ilaalintooda ku shaqo leh. Guddoomiye Ramaax oo warbaahinta magaalada Burco kula hadlay, ayaa si cad u…

Read More

Bulshada Oo Indhaha Ku Haysa Wakhtigii Xakamaha U Aha Zaadka Iyo E-Dahab Oo Soo Dhowaaday & Shakiga Fulintiisa ku Gedaaman

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa  shirkadaha isgaadhsiinta ee TELESOM iyo SOMTEL, u qabtay  wakhti kama dambays ah oo lagu amray inay ku fuliyaan qodobbadii ka khuseeyay go’aamadii  horaantii Bishii January ee sannadkan uu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) soo saaray ee  looga gol lahaa in lagu xakameeyo sicir-bararka  iyo…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Oo Mid Kamid Ah Ragii U Ololeeyay Xiligii Doorashada u magacaabay Xil Muhiim ah

Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa xilka ka qaaday Maareeyaha Guud ee Hey’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Mr C/waaxid Sheekh Cumar waxa uuna xilkaasi u magacaabay mid kamid ah ragii u ololeenayay xiligii doorashada. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa loogu magacaabay Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf…

Read More

Gudida Horumarinta Beelaha Dega Gobalka Hawd Oo Baaq Fariin Ah U Diray Kominshanka Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudida horumarinta beelaha dega deegaanda Gobalka Hawd ee lugu magacaabo (AFGARD) ayaa waxaa ay baaq fariin ah u direen  kominshanka doorashooyinka Somaliland . Gudida  oo saxaafada kula hadashey  hotel Hadhwanaag ee magaalada  Hargeysa ayaa waxaa ay kominshanka doorashooyinka ugu  baaqeen in la kordhiyo wakhtiga laga soo qaadayo sanaaduuqda diwaangalinta goobaha…

Read More

La Taliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahiyey Qorshaha Amniga Qaranka Somalia ee Muranka dhaliyay DAAWO

Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey. Xuseen ayaa sheegay in ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ay yihiin geesiyaal u soo dhabar adeygay difaaca dalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed, ayna…

Read More

Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalidu Ku Dhaqan Tahay Iyo Somaliland & Jawaabta Puntland DHAGAYSO

Garowe 27. April 2017 (SDN/QJ):- Ha’yadda saadaasha Hawada  HADMA, ayaa ka digtay khatarta ka dhalin karta roobab waa weyn oo la filayo innay ka da’aan roobab balaadhan, isla markaana maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan meelaha joogiisu aadka u hooseeyo iyo xeebaha inay ka baxaan. Sidoo kale, maamulka Puntland ayaa sheegay…

Read More

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mr Taabid oo waxqabadkiisa u horeeyay ka bilaabay Xarfo kala bedelid AKHRI

Muqdisho 27. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed, ayaa amar uu soo saaray waxaa uu ku faray Waaxyaha kala duwan ee dowladda inay wax ka bedel ku sameeyaan qaab qoraalka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in Guddoomiyuhu uu isku bedelay xarfaha A iyo…

Read More

‘’Wasiiradu Maanta Waa Jiirkii Doonida Dal Dalooliyey Radio Hargeysa iyo TV yadu ha saaraan heestii bilowgii 1960naadkii loo qaaday nimankii kastamada ka shaqayn jirey ee musmaasuqa ku kacay’’ Xildhibaan Cartan

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabadiraxma Yuusuf Cartan oo katirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay inta badan siyaasiyiinta qurbaha ka yimi ee xukuumadda xilalka ka hayaa khayraadka dalka dhibaato weyn ku hayaan, isla markaana aanay bulshada dhibaataysan uga tegaynin wax dhito ah. Xildhibaan Cartan oo qoraal dheer oo uu…

Read More