Ambulance-Kii Ugu Horreeyay Waddamada Carrabta Noocee Ayuu Ahaa ?
Alexandria Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyin badan oo mar walba aynu aragno hadii ay yihiin kuwa shilalku sababaan iyo kuwo kale ba, haddaba waxa jirta arrin aanay dad badan oo inaga mid ahi aanay ogeyn taasi oo ah in Ambulance-kii ugu horreeyay Dalalka Carabta uu markii ugu horraysay ka hirgalay Magaalada Alexandria ee Dalka…
