Ciidanka Asluubta Somaliland oo Jawaab ka Bixiyey eedaymo uu u Soo Jeediyey Xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Af-hayeenka Ciidamada Asluubta JSL Dhame Khaalid Sheekh Nuuriye Oo uu Waheliyo Hogaanka Ciidanka Asluubta Gaashaanle Sare Saleebaan Sheekh Cabdilaahi Yuusuf, Ayaa Ka jawaabay eedayn Uga timid Xildhibaan cabdiqaadir Jaamac Xaamud Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Read More

‘’Xaal ayaanu Siinaynaa Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid,Maxaa Keenay Inuu Is Casilo Gudoomiyihii Komiishanka Maamul Wanaagu’’Siyaasi Jamaal Xuseen Hure

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne way muuqataa in gurigii dhaqaalaha qoysku (womens club) uu ka mid noqday hantida ganacsi e qoyskaaga. Haddaba madaxweyne iyado aad ku dhawaaqday dhowr toddobaad ka hor in ay hawlgalaan hayadaha hantidhowrka xeer ilaalinta iyo la dagaalanka musuqmaasuqa iyo maamul wanaaga oo ahayd talaabo horumar mudada kala guurka nasiibdaro waxa…

Read More

Weriye Aamino Muuse Weheliye Oo Banaanka Soo Dhigtay Dhibaato Xoog Leh Iyo Xad Gudub Uu U Geystay Wasiir Yuusuf Garaad

London 16. May 2017 (SDN/QJ):- Aamino Muuse Wehliye oo ah wariye Soomaaliyeed oo weliba Haween ah ayaa waxaa si xun ula dhaqmay Yuusuf Garaad Cumar oo ahaan jiray Madaxa BBC Soomaali, markaasna Aamino waxay aheyd Shaqaale ka tirsan BBC-da, wuxuuna ku sameeyey sida ay qortay waxyaabo uusan sameyn karin qof damiir leh oo weliba ah…

Read More

100-kii Maalmood Ee Ugu Horeysay Dowladda Farmaajo Oo Kusoo Dhamaaday Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis

Muqdisho 16. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa la doortay 08 February 2017, waxaana boqolkii maalmood ee ugu horeysay uga harsan muddo 12 Maalmood. Wuxuu Madaxweyne Farmaajo ballan qaaday in 100-ka maalmood ee ugu horeyso uu qaban doono waxyaabo badan iyo horumar uu dalka gaarsiinayo, waxaana is waydiin mudan maadaama hadda…

Read More

Roobab Waaweyn Oo Shan Carruur Ah Ku Dilay Puntland Iyo Gaadiid Somaliland Ka Tagay Oo Daadad Ku Xanibeen Duleedka Boosaaso

Bosaaso 16. May 2017 (SDN/QJ):- Roobab xooggan ayaa ka da’ay deegaano ka tirsan Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland,  kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Sidoo kale, roobabkaasi ayaa la sheegayaa in ay sababeen dhimashada illaa 5 qof, isla markaana daadadka ka dhashay ay hakad geliyeen isku socodka gaadiidka Masuuliyiinta maamulka Puntland ayaa waxaa ay…

Read More

“Waxaan Leeyahay Xukuumadda,Ceebmaha Inaad Waxqaban Kari Weydaa Waxaase Ceeb Ah Inaad Kala Bakhayshid Cidii Wax Qaban Lahayd,Ee Dalka Ka Saari Lahayd Xaalada Qalafsan Ee Uu Galay”…Siyaasi Obsiiye

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye ayaa mar labaad usoo jeediyay Xukuumadda inay fursad kasiiso inuu ka qayb qaato xal u helida Mashaakilaadka Sixir bararka iyo Shaqo la’aanta dalka ka taagan,waxa kale oo uu ku baaqay innay maanta Somaliland marayso meel adag oo u baahan in wada jir lagaga gudbo,Waxa uu ka…

Read More

Dadka Masar Boqolkiiba 17 Keliya ayaa Isirkoodu Carab Dhalad ah ka soo Jeedaa,Itoobiya Boqolkiiba 11 ayaa Carab ah Halka Iran Boqolkiiba 56 ay Carab Yihiin

Qaahira 16. May 2017 (SDN/QJ):- Casrigan ay dunidu joogto waa ay adagtahay in si run ah loo sugo isirka runta ah ee bulshooyinka dal ku wada dhaqani halka uu ku arooro, gaar ahaan marka ay noqoto in si cilmiya loo caddeeyo cid ama qayb kastaa halka ay ku isir leedahay, sababaha arrintaas adkeynayana waxaa ka…

Read More

Imaaradda Dubai oo Samaysatay Far Computer u Gaar ah Isla Markaana Xafiisyada Dawlada Khasab Kaga dhigtay Isticimaalkeeda

Dubai 16. May 2017 (SDN/QJ):- Imaaradda Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa ku guulaysatay in ay samaysato far kombiyuutar oo u gaar ah. Fartan oo dadka magaaladan iyo guud ahaan dunidaba kalaba ay isticmaali karaan ayaa soo jiidatay indhaha dad badan oo dalxiisayaal ah iyo dadka shaqooyinka kala duwan u yimaadda Imaaraadka Carabta. Golaha…

Read More

Si Fudud oo aad Ku Garan Karto in Xogtaada Internetka la Jabsaday amase adigoon ogayn la faafiyey

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Maalin kasta waxaa dunida ka dhaca falal budhcadnimo oo internet ka dhexdiisa ah, waxa aynu maqalna ama u soo joognaa akoonno ay shirkado ama shakhsiyaad leeyihiin oo inta la jabsaday lagu dhacay, ama fadeexad iyo ceebayn si loogu sameeyo xogtii ugu jirtay lagu faafiyey bogag ay dadka oo dhami arkayaan….

Read More

Maxkamad Xukuntay Nin Dil Ugu Hanjabay Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Obama

Washington 16. May 2017 (SDN/QJ):- Maxakmad ka mid ah maxkamadaha Dalka Maraykanka ayaa waxa ay ku xukuntay  Muwaadin u dhashay Dalkaasi shano sano iyo saddex bilood oo xadhig ah. Muwaadinkan ayaa Madaxwaynihii hore ee Dalka Maraykanka  ee Obama ugu hanjabay dilka, ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa John Rose waxa aanay Da’diisu tahay 62 jir waxa…

Read More

Hawada Baabuurka Gudihiisu waxay 10 Jeer ka Waxyeelo badan tahay Hawada Shaarica ay Baabuurta badani Ku Jirto

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis natiijadeedu dad badan naxdin ku noqotay ayaa sheegaysa in baabuurta casriga ahi aanay awood u lahayn in ay nadiifiyaan hawada gudaha gaadhiga ka jirta, oo inta badan ay ka buuxaan qashinka iyo iyo wasakhda qiiqa gaadhiga iyo wasakho kale. Waxa ay cilmibaadhistu sheegtay in qofka gaadhiga gudihiisa ku jiraa…

Read More

Fariin Jacayl ah oo soo gaadhay Askari ka qayb galay Dagaalkii 2aad ee Aduunka 72 sano kadib !

Westfield 16. May 2017 (SDN/QJ):- Haweenay Magaceeda la yidhaahdo Melissa kuna nool Gobolka New jersey, Gaar ahaan magaalada Westfield ayaa iyada iyo aabaheed oo gurgia ay dagan yihiin dib u habayn ku samaynaya ayaa waxa ay helaan warqad  ku hoos jirta salaanka gurigooda. Warqaddan ayaa waxa ay ahayd mid ay qortay gabadh la odhan jiray…

Read More

Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga oo Soo Badbaadiyey 484 Muhaajiriin ah oo Badweynta Heehaabayay

Roma 16. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada ilaalada Talyaaniga ayaa soo badbaadiyey 484 tahriibayaan ah oo watay doono heehaabayey badda Midhatareeniyaanka Toddoba qof ayaa dhintay 484 oo kalena waa la soo badbaadiyey ka dib markii doonyo ay wateen ay la kumeen ciidamada Talyaanigu kuwaasi oo doonayey inay u gudbaan dalalka Yurub, sida laga soo xigtay ilaalada…

Read More

Xisbiga Dimuquraadiga oo Sheegay inay Diidi doonaan Agaasimaha Cusub ee Hay’adda FBI Maraykanka ee Madaxweyne Donald Trump Magacaabay Isla Markaana ka Digay in la Tirtiro Cajalado Siro Xasaasi ahi ku Duuban Yihiin

Washington 16. May 2017 (SDN/QJ):- Xubnaha Xisbiga Dimuquraadiga ee Maraykanka ayaa sheegay inay diidi doonaan agaasimaha cusub ee uu FBI soo magacaabo Madaxweyne Trump Xubnahan ayaa sheegay inay ka horiman doonaan shakhsiga uu doonaya inuu u soo magacaabo hayada sirdoonka ee FBI,  xubnahan ayaa sheegay inay marka hore sax tahay in la magacaabo garsoore madax…

Read More

“Wallaahi ninkaasi (Muuse Biixi), intuu halkaas noogu yimaaddo, inuu Kalarka na qaban” General Moorgan

Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Waa maalin Jimca ahayd. Bishii Shuwaal ahayd 11, Sanadkii 1408 ee Hijradii Rasuulka. Ku beegnayd 27kii May 1988. Xoogaggii SNM ayaa galalafay Guutadii 3aad ee Qaybtii 26aad ee Xoogga Dalkii Somaliyeed/ Togdheer. Isla maalintaas Jimceed ayuu Moorganna ka soo laabtay Addiis, isaga oo uu ku hawlanaa Heshiiskii Itoobiya. Madaarka Hargeysa…

Read More

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Sodon Milyan Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Ee Heer Qaran SAWIRO

Hargaysa 15. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey guddida taakulaynta abaaraha ee heer qaran. Ciidanka ayaa lacagta ay iska uruuriyeen ka jaray mushaharkooda, waxaanay lacagtaas lagu wareejiyey guddida ay dhamayd sodon milyan oo lacagta Somaliland ah (30,000,000 SL Shilling)   Taliyaha ilaalada madaxtooyada gaashaanle sare Cabdirisaaq Siciid Bulaale oo…

Read More