Hay’adda Save The Children Oo Kordhinaysa Kaalmada Dadka Abaaruhu Saameeyeen
Hargaysa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda Save the Children faraceeda Maraykanka oo ay hoggaaminaysay Agaasimaha guud ee Hay’adda Save the Children ee dalalka Somaliland iyo Somalia, Ms Carolyn Miles oo uu wehelinayey wakiilka (isu-duwaha) Somaliland Mukhtaaar Muxumed Xasan. Mukhtaar…
