Qarax Xoogan oo Maanta Lala Beegsaday Saldhiga Degmada Waaberi ee Magaaladda Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay SAWIRO
Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):- Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray saldhiga Degmada Waabari ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan xoogan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah uu fuliyay qof naftii hure ah, halka warar kalana…
