Maxaad Ka Og Tahay 10-Ka Magaalo Ee Ugu Fal Dembiyeedka Badan Qaarada Afrika?
Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda la talinta amniga dunida oo ku taalla dalka Maraykanka OSAC ayaa soo saartay dhowaan qiimeyn ay ku sameysay tobanka magaalo ee afrika ugu halista badan iyadoo ka eegeysa dhinaca fal-danbiyeedyada. Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa 10-ka magaalo ee ugu halista badan, amni ahaan qaaradda Afrika waxayna kala yihiin:- 1-Rustenburg,…
