Saamaynta Inqilaabka Sucuudiga ee Gudaha, Dalka Qatar iyo Gobolka Khaliijka DAAWO
Riyadh 23. June 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijkan waxaynu ku soo qaadanaynaa Saamaynta Inqilaabka lagu sameeyey dhaxalsugihii boqortooyada sucuudigu ku leeyahay Gudaha boqortooyadaas, Dalka Qatar iyo Gobolka Khaliijka. https://www.youtube.com/watch?v=HwFapWmjkPY
