‘’Waar Ninka Leh Punt Land ayaan Madaxweyne Ka ahay Gaalkacayo oo uu u Dhashay ayaan Gacanta Ugu Jirin,Markaas haduu Cid la Talinayo Isaga Iyo Maamulkiisu ha Tashadeen,Anagu Xabaal Bilaash Ma Qodayno, Wada Hadalkuna Waxaan Filayaa inuu Midho Dhalo…’’ Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh
Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheegay in Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land aanay Wax Shaqo ah ku lahayn Deegaanada Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle Waxaanu Xusay in Madaxweyne C.weli Gaas aanu gacanta ku hayn Magaaladda Gaalkacayo ee uu u dhashay. Prof Cali Khaliif Galaydh Waxaa Kale oo uu Ka…
