Jewiga Madal Lagu Maamuusay Ergada Khaatumo Uga Qayb-Gashay Heshiiska Oo Waiir Cali-Marreexaan Soo Agaasimay

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta Somaliland   Cali Xasan Maxamed Cali Mareexaan ayaa magaalada Hargeysa  waxa uu afur ugu sameeyay mas’uuliyiinta Khaatumo ee wada hadalka kula jira Somaliland. Afurkan uu magaalada Hargeysa  ugu sameeyay waxa ka soo qayb galay wasiirka hawlaha guud, wasiirka arrimaha dibeda D.r Sacad Cali Shire Ahna…

Read More

Ururka Midawga Afrika oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Dalalka Eritrea iyo Jabuuti iyo Wararkii u dambeeyey

Addis Ababa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Ururka Midawga Afrika, ayaa dawladaha Eritrea iyo Jamhuuriyadda Jabuuti ugu baaqay inay dejiyaan Xiisadda ka soo cusboonaatay Xadka ay labada waddan ku muransan yihiin ee Dumeera, ka dib markii ay dawladda Qadar kala baxday Ciidammo nabad-ilaalin ah oo ka joogay halkaas oo ku kala dhex-jiray labada Ciidan ee Jabuuti…

Read More

Dawladda Somaliya oo Dalkeeda Ka Eriday Madaxii Hay’adda FAO ee Somaliya

Muqdisho 19. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Somaliya, ayaa Qaramada Midoobey ugu baaqday in ay dalka ka saarto madaxa hay’adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobey ee ee loo yaqaano FAO. Sarkaalkan looggu baaqey in dalkaasi laga saaro oo magaciisa la yidhaahdo Richard Trichard, ayaa ay dawladda Somaliya ku soo eedeysay in uu gaystay dhaqan…

Read More

“Afurinta ugu Weyn Aduunka oo lagu Afurinaayo ilaa iyo dad gaadhaayo 30.000 oo qofood Maalin ah oo lagu diyaariyo… DAAWO

Abu Dhabi 19. June 2017 (SDN/QJ):-Afurinta ugu Weyn Aduunka oo lagu Afurinaayo ilaa iyo dad gaaraayo 30.000 oo qofood Maalin ayaa waxaa la sheegay inay diyaarinteedu ay tahay mid aad iyo aad iyo u baaxad weyn iyadoona ay diyaarinta Afurkaas ay ka qeyb qaataan ku dhawaad ilaa Kun qofood oo ka shaqeynaayo sidii Afurkaas uu…

Read More

Waddan Kaalmo Dhaqaale Siinaya Nin Kasta Oo Doonaya In Uu Afar Xaas Yeesho, Gaar Ahaana Dhiirri Gelinaya Guurka Haweenka Carmasha Ah Iyo Kuwa Guumoobay

Riyadh 19. June 2017 (SDN/QJ):- Jimciyad ka hawl gasha arrimaha Bulshada oo fadhigeedu yahay waddanka Sucuudi Carabiya ayaa soo saartay baaq ku aaddan ragga doonaya in ay xaasaska badan yeeshaan kaasi oo u sahlaya in ay jimciyaddaasi caawimo u fidiso ragga doonaya haween badan oo ay guursadaan, qorshahaasina ku sheegtay mid lagu dhiirri gelinayo guurka…

Read More

Maxaad Kala Socotaa Mucjisada Magaalo Carbeed Oo Dadka Ku Nooli Ay Kaliya Saddex Saacadood Soomaan Bisha Ramadaan Iyo Dalka Ay Ku Taallo?!!

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Saacadaha dunida laga soomo Bishan Barakaysan ee Ramadaan waa ay kala duwan tahay waxaanay ku xidhan tahay juquraafi ahaan dalka uu dal kastaa ku dhaco iyo wakhtiga ay keento kala wareegga cadceedda iyo dayacu ee gabbal dhaca iyo cadceed soo baxa. Haddii aad akhriste hore u maqashay waddamo saacado dhaadheer…

Read More

Sababaha keenay in Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Mr Kim Jong Un Saaxadda ka Qarsoomo Mudooyinkii u Danbeeyay

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Wakaalada sirdoonka ee dalka kuuriyada Koonfureed ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in mdaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un uu 51 goor soo xaadiray munaasabado caam ah intii lagu jiray lixdii bilood ee u horaysay sanadkan 2017, taas oo macnaheedu noqonayo in hoos u dhac 32% ahi…

Read More

Xiliga Dahabiga ah ee bisha Ramadaan ee aad gubi karto dufanka jidhkaaga  ku jira

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Tiro badan oo dadweynae ah ayaa bisha barakaysan ee ramadaanta waxa ay ku mashquulaan xaaladooda caafimaad iyagoo soo buux dhaafiya goobaha caafimaadka, laakiin arintaasi ma aha mid keligeed ku filan inaad caafimaadkaaga ku dryeesho laakiin waxaa halkaa ah xeelado kale oo tusaale ahaan miisaankaaga hoos u ridaysa inta lagu jiro…

Read More

Magaalo Qadiimi Ah Oo Taariikh Fac Weyn Oo Islaam Leh Iyo Goobo Wakhtiyo Fog Muujinaya Oo Laga Helay Bariga Waddanka Itoobiya SAWIRO

Harlaa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Gogobolka Harlaa ee bariga dalka Itoobiya ayaa laga helay magaalo qadiim ah oo la iska iloobay, waxaa la aaminsan yahay in magalaadani ay qarniyo ka hor ahaan jirtay xarun ganacsi. Waxyaabaha haraagoodii la soo faagay ee dhulka hoostiisa loogu tagay waxaa ka mid ahaa masaajid dhisnaa ilaa qarnigii 12aad iyo…

Read More

Michel Obama Oo Kashiftay Sirta Labbis-Qaadasho Ee Saygeedii Hore – “Hal Suudh Iyo Beer Kabo Ah Oo Kali Ah Ayuu 8 Sano Ku Labbisnaa”

Washington 19. June 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo uu ka mid ahaa madaxweynayaasha ugu hub qaadka iyo labbiska wanaagsan, dad badanina jeclaayeen qaab-labbiskiisa, haddana waatan Michel Obama oo ah xaaskii Madaxweynihii hore ee waddanka Maraykanka Barrack Obama oo kashiftay sir xiiso leh oo la xidhidha qaabka labbis-qaadasho ee ninkeedii hore iyada oo goob shaarac ah kaga…

Read More

Madaxweynaha Ruushka Oo Jawaab Lala Yaabay Ka Bixiyay Su’aal Laga Waydiiyey Ka Guulaysan Lahaa Haddii Maraykanka Iyo Ruushka Dagaal Dhex Maro!!

Moscow 19. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa jawaab lala yaabay ka bixiyay su’aal nin Barnaamij soo saare ahi ka waydiiyey bal cidda uu u malayanyo in ay guushu raaci lahayd haddiiba dalkiisa Ruushka iyo dalka Maraykanka uu ka dhex qarxi lahaa dagaalkii saddexaad ee adduunku. Barnaamij soo saaraha Telefishan ee caanka…

Read More

Khubaro U Kala Dhalatay Maraykanka Iyo Australia Oo Markii Labaad Soo Saaray Maadooyin Wejiga Qofka Lagu Garan Karo

Australia 19. June 2017 (SDN/QJ):- Khubaro u dhalatay wadamada Maraykanka iyo Australia ayaa soo saaray markii labaad dawo kimikaal ah, taas oo u sahlaysa dadka baadheyaasha ah iyo dhakhaatiirta inay kala garan karaan dadka isku khaldama , sidoo kalena dadkaasi wejiyadooda laga samayn karo Koobi kale .   Maskan wejiga la gashanayo ayaa ah mid…

Read More

Qisada Tuulo Dadkii Ku Noolaa Ee Saboolka Ahaa Ay Maalin Kali Ah Ku Noqdeen Maal-Qabeenno Malaayiin Dollar Haysta, Dalka Ay Ka Dhacday Iyo Qof Walba Inta Ku Soo Hagaagtay

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Inkasta oo ay dadka tuuladan ku nooli ahaayeen dad sabool ah oo aan waxba haysan kuna jira xaalad nolol hoose ah, haddana waxa ay noqdeen kuwu seexday iyaga oo sidoodii sabool u ah balse subaxnimadii ay soo tooseen dhammaan wada noqday maal-qabeeenno mid kastaa malaayiin doollar haysto, waana mid ka…

Read More

Fal Dembiyeedyada Nacaybka Ku Salaysan Oo Ku Soo Kordhaya Kanada

Otto 19. June 2017 (SDN/QJ):- Dembiyada naceybka ku saleysan ee laga soo sheegayo dalka Kanada ayaa xoogaa kordhay sanadkii 2015, waxaana lagu saleeyay dhacdooyinka lagu bartilmaameedsanayo Muslimiinta, Carabta iyo dadka ka soo jeeda Woqooyiga Aasiya, sida lagu sheegay warbixin rasmi ah oo la soo saaray. Booliiska ayaa sheegay in 1362 fal dembiyeed oo ka dhacay…

Read More

Saynisyahano Ruushka Ah Oo Ikhtiraacay Maado Biyaha Iyo Ciida Lagaga Saari Karo Saliida Ku Qubata

Hargaysa 19. June 2017 (SDN/QJ):- Koox Saynisyahano ah oo u dhalatay wadankaasi Ruushka kana tirsan jaamacadda  Siberian State University  of Science and Technology  ayaa soo saartay maado cusub oo kiimiko ah, taas oo awood u leh inay biyaha iyo ciida ka nadiifiso haddii saliid iyo naafto ku qubtaan. Maadadan cusub ayaa lagu magcaabaa Bioreactor ,…

Read More