Hay’adda Socdaalka Somalia Oo Joojisay Mid Ka Mid Ah Hababkii Loo Bixin Jiray Baasaboorka Soomaaliga
Muqdisho 09. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa joojisay baasaboorka Soomaaliga ee loo bixin jiray habka loo yaqaano Online-ka. Habkan ayaa ahaa mid baasaboorka Soomaaliga loogu diri jiray dadka jooga meelaha fog fog ee aysan ka heli Karin baasaboorka ama kuwa xanuunsan ee aan gaari Karin xarumaha heyadda si ay u galaan safaro caafimaad…
