Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka War Bixiyey Safar Uu Ku Joogo Qaar Ka Mid Ah Dalalka Dibada
Rwanda 08. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Ka War Bixiyey Safar Uu Ku Joogo Qaar Ka Mid Ah Dalalka Dibada. Gudoomiyaha Haay’adda Shaqaalaha Somaliland Muddane Sharmaake Geelle ayaa waxaa uu ka war bixiyey safar uu maalmihii ugu danbeeyey uu ku joogay dalal Kenya Iyo Rwanda waxaana uu yidhi ” Waxaanu mudooyiinkii…
