Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia oo Maanta u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho
Muqdisho, 06 June 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Marwo Maryan Aweys, Maareeyaha Dekada Muqdisho iyo dhammaan shaqaalaha ka howlgala, wuxuna mid mid u booqdey xafiisyada ay ku howl-galaan shaqaalaha dekedda. Ra’iisul Wasaaraha ayaa maamulka…
