Diyaarad Daawo Gaysay Burco oo Fashilisay Iska War hayn La’aanta Wasiiradda & Maamulka Xukuumadda Siilaanyo Iyo Raali Gelin uu Diray Wasiir Xaglo Toosiye DAAWO
Burco 05. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglo-toosiye oo raalligalin siiyay wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan; “Waxaan rabaa inaan halkan ka saxo khalad dhacay oo ku dhacay Mis-communication sida madaxda kaleba sheegtay diyaarad bay wasaaradda caafimaadku sugaysay diyaaraddaas oo aan sugaynay ayaa waxa noo timid diyaarad kale oo dawo ah oo uu soo…
