Talooyin Ku aadan Gabadh Kasta oo Da’da Afartan Jirka inay Gaadho Diyaar u ah Qaybtii Labaad
Hargaysa 04. June 2017 (SDN/QJ):- Wendy Ryden oo ah qoraa xidhiidhka bulshada aad wax uga qorto ayaa maqaal ay ku faafisay degelka Internet ka ee Life hack waxa ay ku sheegtay talooyin ku aaddan dumarka gaadhay 40 jirka oo ay aaminsan tahay in ay ka caawin doonto ka gudbista duruufaha da’dan ku lammaan iyo la…
