Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Ruwaayad Ku Tilmaamay Wareegto uu Soo Saaray Wasiirka Hawlaha Guud
Hargaysa 03. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cabdillaahi Uurcadde,ayaa ka hadlay wareegtadii uu Wasiirka Hawlaha guud uu ka soo saaray Taariikada Gaadiidka Dawladda iyo inaan gaadhi dawladeed lagu xidhi karin taariko shacab, waxaanu sheegay in wareegtadan aan daacad laga hayn. Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Maxamed Cabdillaahi…
