Wakhtiga uu Furmayo Kalfadhigii Labaad ee Golaha Shacabka Somaliya oo La Mudeeyay

Muqdisho 25. June 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka. Kulanka Guddiga Joogtada ah waxaa shir guddoominayey ku simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana…

Read More

Xisbiga Waddani oo soo Bandhigay Mawqifkiisa Heshiiska Khaatumo & Somaliland, Fariina u Diray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Dibada Ka Jooga Wada Hadaladii u Dhexeeyay Xukuumadda Somaliland,Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid Iyo Kooxda Khaatumo ayaa ka hadlay Sida ay u arkaan Heshiiska hor dhaca ah ee ay Wada gaadheen Somaliland Iyo Khaatumo https://www.youtube.com/watch?v=cHV3u6lDVVs

Read More

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge Oo Soo Bandhigey Dalal Ay Shirkada Dp World Hagar-Daamooyin Dhinaca Horumarka Ah Ku Ridey

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Cabdikariim Axmed Mooge oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa waxa qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo shirkada la wareegtey Dekeda Berbera ku faafiyey bartiisa Face buuga,   C/kariim Axmed Mooge ayaa waxa soo bandhigey dalal uu sheegey in ay shirkadu heshiis kula gashay maal galinta dekedooda balse wixii laga…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Sheegay In Kulmiye Ay Ka Go’an Tahay Tayaynta Waxbarashada Dalka DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland,  Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici),  ayaa sheegay in ay xukuumadda Kulmiye ka go’an tahay horumarinta iyo tayaynta waxbarashada dalka.   Mudane Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sidan ka sheegay   hadal uu shalay ka jeediyay shir lagaga hadlayay qorshaha waxbarashada Somaliland ee  sanadka 2017 ilaa 2021-ka, waxaanu tilmaamay…

Read More

Taalooyin Xusuuseed Bariga Hargaysa Looga Sameeyay Laba Mujaahid oo Ku Shihiiday Xorayntii Waddanka DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Bariga Caasimadda Hargaysa Laga Furay Taalooyin Loogu Talo galay in Lagu Xuso Laba Ka Mid ah Mujaahidiintii ku Shihiiday Halgankii dib u xoraynta waddanka. Mujaahidiin,Xildhibaano,Madhaqmeed,Cuqaal,iyo Qurba-joog iyo Dadweyne kale Ayaa ka Qaybgaley Furitaanka Laba Taalo Oo lagu Xusidoono Allah ha U Naxariistee Mujaahid Maxamed X.Muuse Harag-Waafi iyo Mujaahid Xaamud…

Read More

13 Qodob oo Xulufada Sucuudigu ku xidheen Qadar oo Xidhista Al-Jazeera ku jirto, Masuul TV-ga u hadlay & Warkii u dambeeyey – Warbixin

Riyadh 24. June 2017 (SDN/QJ):-Boqortooyada Sucuudiga iyo qaar ka tirsan Xulufadaha Carabbeed ee uu hoggaamiyo ee horraantii bishan xidhiidhka u jaray Qadar, aya Dalab ka kooban 13 Qodob oo ad-adag u gudbiyey dawladda Qadar, kuwaas oo ay ka mid yihiin inay xidho Telefeshinka Al-Jaziira, inay xidhiidhka u jarto Iiraan, inay xidho Saldhig Millateri oo Turkigu ku…

Read More

Maalinta Beri ah oo Caalamka Islaamka Looga Dabaal Degayo Munaasibada Ciidul Fidri

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil C.laahi Axmed ayaa Daboolka Ka Qaaday in Caawa ay Tahay Habeenkii u Horeeyay ee Bisha Shuwaal Isla Markaana Waafaqsan 1438 ee Taariikhda Hijriyada. Wasiirka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaaftu Waxa uu Ilaahay ka baryay inuu inaga Aqlabo Soonkii aynu soo Soomaynayn Iyo Camalkii Wanaagsanaa…

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Kormeer Ku Maray Suuqyada Caasimada oo ay ka socoto Diyaar garowga Munaasibada Ciida DAAWO

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan oo ay Weheliyaan Saraakiil kale ayaa Waxay kormeer ku Mareen Qaar ka Mid ah Suuqyadda Caasimadda Hargaysa Maadaama Xiligan Dadweynuhu isu diyaarinayaan Munaasibada Ciidul Fidri. https://www.youtube.com/watch?v=5NTe0nBI8ew&feature=youtu.be

Read More

‘’Shuban Biyoodkii Burco Ka Dilaacay Waxaa Qayb weyn ka ahaa Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Magaaladaasi oo Nadaafadiisu Liidatay’’ Wasiir Faratoon DAAWO

Burco 24. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha  Jamhuuriyada Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon),ayaa sheegay in baadhitaan iyo dabagal caafimaad oo laga sameeyey magaalada Burco in lagu ogaaday in shuban-biyoodkii ka dilaacay Burco ay kayb ka noqon karto saxo xumo ballaadhan oo ka jirtay xero dhiigta(kawaanka gawraca) xoolaha ee magaalada Burco oo uu sheegay…

Read More

Guddomiyaha X.WADDANI Ee Gobolka Salel Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Diyaarado Dagaal Oo Duqeymo ka Gaystay Gobolkaasi DAAWO

Saylac 24. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gobalka Salal ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Muddane Farxaan Maxamed Yuusuf oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey diyaarado dhawaan duqeymo ka geystay deegano ka tirsan gobalkaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay in diyaaradahani ay yahiin kuwa qumaatiga u kaca isla markaana ay u maleynayaan dadka deegano…

Read More

Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay ku dhawaad 120 Maxbuus oo ku jiray Xabsiyada Puntland

Garowe 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynah Dowlada Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Cafis waxa uu u fidiyay Maxaabiis ku jiray Xabsiyada Gobalada Puntland gaar ahaan Magaalada Garowe. Maxaabiista Madaxweynaha Puntland uu Cafiska u fidiyay ee ku jiray Xabsiga Magaalada Garowe ayaa waxa ay tiradooda Gaaraysaa 58 maxbuus oo ku edeesnaa dambiyo Fudfud si ay…

Read More

Mooshinka magaalada Muqdisho Laga Sheegayo Yaa Wada, Yuuse Ku Socdaa?

Muqdisho 24. June 2017 (SDN/QJ):- Maalmihii u danbeeyey waxaa soo baxaayey warar sheegaya in ay jiraan Xildhibaano ku kacsan Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre kuwaas oo doonaya in ay xilka ka tuuraan isaga oo aan sanad shaqeyn!. Inkasta oo Mooshinada badanaa Xildhibaanadu keenaan ay siyaasiyiin gadaal ka riixaan kuna dhisan tahay dano shakhsiyadeed iyo loolan awood…

Read More

Guddida Doorashooyinka Soomaaliya oo Garowe ku qabtay kulan looga hadlayey Doorashooyinka 2020

Garowe 24. June 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland ayaa waxaa ka dhacay kulan ay soo qaban qaabiyeen gudiga doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya kaas oo looga hadlayey doorashooyinka Soomaaliya sanadka 2020 la filayo inay ka dhacdo dalka. Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka dawlada federalka Soomaaliya Marwo Xaliimo yaray oo ugu horayn ka hadashay socdaalkooda Garowe…

Read More