Diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Fidri Iyo Sawirro Qurux Badan Oo Xalay Laga Qaaday Magaalooyinka Hargeysa & Burco SAWIRO
Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxa ka socda horumar aad u ballaadhan oo dhan walba leh, iyada oo ay indhaahagu qabanayaan dhismayaal bilic qurux badan leh oo laga dhex bineeyay gudaha magaalooyinka waaweyn ee Somaliland. Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco waxa ay ka mid yihiin meelaha uu ka socdo…
