Waa Kuma Ciyaartoyga Ugu Dheer Ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee Adduunka !
Romania 18. July 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartooyga kubbada Kollayga ciyaara ee adduunka ayaa had iyo jeer lagu soo xullaa ama loo tixgaliyaa Dhererkiisa iyo awoodiisa Caafimaad, haddaba waxa dhawaan la shaaciyay ciyaaryahanka ugu dheer ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee guud ahaan Dunida, kaasi oo la sheegay inuu yahay wiil 16 jir ah oo u dhashay Dalka Romania….
