Jab’hada Xoraynta Muslimiinta Filibiin oo Wada Xaajood la Furaya Xukuumadda Filibiin & Heshiis Hor dhac ah oo Dhex maray
Filibiin 21. July 2017 (SDN/QJ):- Jabhada ka soo horjeeda dawlada Filibiin ayaa sheegtay inuu bilaabmay wadaxaajood u dhexeeya dawlada iyo iyaga. Jabhada Moro ee xoreynta muslimiinta Filibiin ayaa sheegay inay kulmi doonaan wakiilo ka kala socda labada dhinac dhawaan, taasi oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalo faraha lagaga gubtay oo beryahan dhexmarayey ciidamada…
