Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo La Kulmay Siyaasiyiinta Abiib Timo Cad Iyo Ismaciil Yare & Dareenada ka dhashay
Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa Kulano Midabyo badan leh Waxa uu la qaatay Siyaasiyiin Magac weyn leh oo ay ka Mid yihiin Abiib Diiriye Nuur ‘’Abiib Timo-cad’’ iyo Ismaaciil Aadan Cismaan ‘’Ismaaciil Yare’’ oo Labadooduba ka wada Tirsan Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye. Siyaasiyiintan…
