Xukuumadda Somaliland oo Cayintay Xiliga La Furayo Dhoofka Xoolaha Somaliland Iyadoo eedaymo u Jeedisay Xisbiga Waddani DAAWO
Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in dalka Imaaraadka Carabtu uu ogolaaday inay Somaliland ka iibsato xoolaha nool iyada oo si toos ah loo gaynaayo suuqyada xoolaha ee Imaaraadka. Waxa uu wasiirku sida oo kale ka hadlay xoolaha Somaliland ee Sucuudigu uu haatan fasaxay iyo dhibaatada ka soo gaadhay…
