Sidee AyaadUga Ilaalin Kartaa Madax Cuncunka Badan !
Hargaysa 11. August 2017 (SDN/QJ):- Ubadka yar yar ee ka cawda cuncun ka halleela madaxa ayey dhakhaatiir caddaysay inay sabab u tahay Toxobta ku dhalata Timaha Carruurta. Waxa kale oo jira sababo keena dhibaatadaasi Bacteria yar oo magaceeda la yidhaahdo Malacca waxaanu ku dhashaa madaxa intiisa hore waana arrinta keenaysa in ilmahaaga yari had iyo…
