Afhayeenka Xisbiga Waddani oo Wasiir Caddaani Xasuusiyey inta Khalad ee Xukuumadu Gashay hadana ay Dib u Saxday Isla markaana Sifeeyay Khaladkii ka Dhacay Doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Jawaab ka Bixiyey Maanta Hadal uu Warbaahinta Siiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo Xisbiga Waddani ku Sheegay inuu Dabada ka riixayo Muranka ka Taagan Golaha Wakiiladda Somaliland. Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo Warfidiyeenka Maanta…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka Hadlay Rasaas iyo Gacan ka Hadal Maanta ka Dhacay Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Sheegay in Xukuumad ahaan aanay u Dul qaadan doonin Gefef ka Yimid Hogaanka Sare ee Xisbiga Waddani Waxaanu intaas ku daray in dawlad ahaan ay aqoonsan Yihiin in Baashe Maxamed Faarax uu Yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Kulan Gaar ah la qaatay Xildhibaan C.raxmaan Talyanle oo Rumaysan inuu Yahay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Kulan la Qaatay Xildhibaan C,raxmaan Maxamed Talyanle oo rumaysan inuu yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland. Waxa uu Xildhibaan Talyanle Sheegay inuu yahay Murashaxa helay 39 Xildhibaan ee Codka ku bixiyey inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Cadaysay Cida ay Mawqiif ahaan la Jirto ee Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah uga hadashay doorashadii gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada, waxana ay xukuumadu u tahniyadaysay gudoomiye baashe maxamed faarax. Wasiirka wasaaradda warfaafinta jsl md cismaan cabdilaahi saxardiid caddaani ahna afhayeenka xukuumada ayaa warfidiyeenada u sheegay inay xukuumada somaliland iyo shacabkeedu u arkaan  diidmada uu xisbiga wadani…

Read More

‘’Waxaan Markhaati ka ahay in Aniga iyo C.raxmaan Talyanle Midna uu Dibada ku Dhintay Midna Gudaha ayuu ku dhintay Sidaa Awgeed Waxaa Dadka Deegaanka aan Ka Soo Jeedaa ay Isugu Noqon doonaan Tashi Buuxa oo Balaadhan,Kumana Qanacsani…’’ Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland kuna abtirsada Xisbiga Kulmiye Isla markaana Culays badan lagu saaray inaanu u tartamin Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ayaa sheegay in aanu aqoonsanayn Doorashadii loogu doortay Mudane Baashe Maxamed Faarax Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee uu arbacadii hore baneeyay Gudoomiye…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Ka Hadlay Wax Is Daba Marin ka Dhacday Madashii Shalay ee Doorashadda Gudoomiyaha Wakiiladda,Loolanka Xisbigiisu Ugu Jiro Qabashada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Wakiiladda & Xiliga uu Iska Casilayo Xubin-nimada Golahaasi DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland isla markaana iminka ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa waxaa uu ka Hadlay is dabo marin la sheegay in ay ka dhacdey doorashadii shalay ka dhacdey xarunta golaha wakiilada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in aanu arintaasi waxba ka hor dhaceyn…

Read More

‘’Xildhibaan Talyanle Wuxuu Helay 39 Cod Laakiin Waa La Musuq Maasuqay’’ Xildhibaan Baar Siciid DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Baar Siciid X. Faarax oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegtay in Codayntii Shalay ka dhacday Golaha Wakiiladda ee Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Golahaasi la Musuq Maasuqay Isla markaana uu Xildhibaan C.raxmaan Talyanle Helay 39 Cod balse la siiyay Gudoomiye Baashe.

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Cigaal Iyo Rayaale Kaga Duwanaaday Muranka Mas’uuliyiinta Dawladiisa

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa aad uga duwan labadii madaxweyne ee ka horeeyay ee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Md. Daahir Rayaale Kaahin, marka la eego adkaynta nidaamka dawladnimo. Marxuum Cigaal oo talada Somaliland qabtay iyadoo ay xaaladu dalku ahayd mid liidata amni ahaan dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba,…

Read More

Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo u Shiraaqday Isla Markaana Socdaal ugu Kicitimay Gobolada Bari & Ujeedada ka danbaysa DAAWO

Berbera 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiya ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Si balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka Laasa Dacawo ee Gobolka Saaxil. Weftiga Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ayaa Ujeedada Safarkiisu salka ku hayaa sidii uu uga Qayb gali lahaa Hawlgalka Qaadashada…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Digniin u Dirtay Shirkadaha Diyaaradaha ee Iyagoon Ogolaansho ka Haysan Wasaaradda Duulista soo Fadhiista Madaarada Iyo Amnigooda oo ay Diiday inay Kafaalo qaado DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa digniin u diray Diyaaradaha aan Wasaaradda Duulista Somaliland ogolaansho ka haysan ee is yidhaa fadhiista Garoomada Diyaaradaha ee Somaliland.

Read More

Dardaarankii Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur ee Walaaca uu ka Qabo Xaalada Kala Guurka ah ee Doorashadda & Jawaabtii Wasiir Maxamud Xaashi ka Bixiyey DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah gacanta midig ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa damaanad qaaday in Madaxweyne Siilaanyo dalka gaadhsiin doono doorasho xor iyo xalaal ah. Wasiir Xaashi ayaa hadalkan yidhi isagoo ka jawaabayay hadalo dardaaran iyo digniin ah oo uu wasiirkii hore ee daakhiliga Maxamed Nuur Caraale (Duur)…

Read More

‘’Habar Jeclooy Nin Ka Codkiina Doonaya Ee Muuse Biixi Waxuu Iga Qaaday Beer Isaga Iyo Beeshisa’’ Taliyihii Hore ee Ciidanka Qaranka DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Kornayl Cismaan Dacas oo Qayb weyn ku lahaa Dhismaha Ciidanka Qaranka Somaliland dhalasho ahaana ka soo Jeeda Bariga Burco ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Xoog kaga haysto Beer uu ku leeyahay deegaanka Geed deeble.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ka Hadlay Sida ay u Socoto Diyaar Garawga Qaybinta Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee Gobolada Sool Iyo Sanaag DAAWO

Laascaanood 07. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Guddida Heer qaran ee Doorashooyinka oo ku Sugan Magaaladda Laascaanood ayaa ka hadlay Xiliga ay Gobolka Sool ka bilaabmi doonto hawlgalka qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha.

Read More

‘’Ilaa Iyo Hada Deegaanka Ceel-afweyn Waxay Colaadu gaadhay Halkii u Saraysay ee Xumaani ay Gaadho’’ Boqor Cismaan Buur-Madow DAAWO

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Boqor Cismaan Buur-madow oo ka mid Madaxdhaqmeedka reer Somaliland gaar ahaan kuwa ku dagaalamay deegaanka Ceel-Afwayn ayaa ka hadlay markii ugu horaysa mashaqada halkaasi ka dhacday waxaanu sheegay in uu wax badan ku taliyay balse Xukumaddu Talaabo kale qaaday .

Read More

Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani oo Xisbiyada u Soo Jeediyey in ay Si Fiican u Tartamaa

Hargaysa 07. August 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Cabdilaahi, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo in sannadkan ay dhacdo, waxaanu ku taliyey inay dhacdo Doorasho xor iyo xalaal ahi, waxaanu Xisbiyada ugu baaqay inay si nadiif ah ay u tartamaan, anshaxana ay ilaaliyaan. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Cabdilaahi, oo Wargeyska…

Read More