Sucuudiga Oo Geela Loogu Meydho Leebaajooyinka Gaadiidka Lagu Meydho !
Riyadh 06. August 2017 (SDN/QJ):- Leebaajada ayaa had iyoi jeer loo adeegsadaa in lagu meydho baabuurta iyo Roogaga guryaha la dhigo, laakiin waxa arrin aad u layaab badan noqotay dhacdo ka dhacday dalka Sucuudiga oo ah in leebaajada lagu meydho baabuurta loo adeegsaday in lagu meydho Awr. Sidoo kale arrinta layaabka badan ayaa waxay tahay…
